Ciidan isku heyb ah, si gaar ah u tababaran, oo aan la marsiinin wadadii ciidamada qaranka lagu qori jiray. Qormadaan C/Qaadir Maxamed Cismaan wuxuu uga hadalayaa sirta ciidanka Duufaan ee Fahad Yaasiin aka Abuu Cammaar, Farmaajo, iyo Kullane-Jiis aka Jiis-Mareexaan.

Ka Digtoonow:

Khatarta Kharijinta

Falanqeyn Mohamud M Uluso | 24 September 2021

Farmajo ma garowsana in khaarijinta (assassination) sarkaal ka tirsan Nabadsugidda dowladda ay aad uga duwan tahay dilka dad badan, waajibna tahay in dhaqso lagu gungaaro.

Nuug Camel Milk

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 25.4°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

KEYDMEDIA RADIO

SABTI 25 SEPTEMBER

Mala dhexdhexaadin karaa Rooble & Farmaajo? 

Faallo Mohamud M Uluso | 22 September 2021

Khilaafka dhexmara Madaxda Sare ee hoggaamineysa dalka Soomaaliya waa ka duwan yahay, kana saameyn ballaaran yahay khilaafka dhexmara shakhsiyad, koox, iyo beelo. Wuxuu saameynaya ku dhaqanka iyo sarreynta dastuurka, ilaalinta danta guud iyo dhaqanka wanaagsan ee dowladnimo.

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 19 September 2021

Todobaadka waxaa cirka isku shareeray dagaa siyaasadeedka Farmaajo iyo RW Rooble, iyadoo labada dhinac xiriirkooda uu gaarey heer aan soo noqon laheyn, kala soco Macluumaad badan dhaafay Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

DICTATOR!

Falanqeyn Mohamud M Uluso | 17 September 2021

Farmajo iyo taliyayaashiisa waa koox diyaar u ah inay is halligan, dadka iyo dalka Soomaaliyeedna halligaan. Dantooda ayaa wax walba kala weyn. Waa garmaqaatayaal ka xag jirsan Al Shabab, tani waa fallaaqeynta Dr. Culusow. 

Keydmedia Lists

Warar Keydmedia Online | 21 September 2021

Fahad Yaasiin markii uu soo galay Villa Somalia durba waxaa la dareemay dhaq-dhaqaaq Ciidan, maadaama Madax aan isku wanaagsanayn oo xiisada u dhaxayso.


Fahad iyo Farmaajo oo mar kale dirsaday Qoorqoor iyo Mursal

Warar Keydmedia Online | 21 September 2021

Madaxweynaha Koofur galbeed, Lafta-gareen, ayaa todobaadkii hore dib ugu laabtay Baydhabo, kadib markii lagu fashlimay waan-waan ay wadeen isaga iyo Madaxweynaha Galmudug.

Dilkii Eng Yariisow halla baaro si uu u fududaado kiiska Ikraan

Warar Keydmedia Online | 20 September 2021

Khabiir amni ayaa ku doodaya in loo baahan yahay in la furo baariska dilkii Injineer Yariisow, si xal loogu helo, xaaladda cakiran ee la xariirta baarista kiiska Ikraan Tahliil Faarax, iyo saraakisha kale ee NISA.


Warbixin 5 September 2021 15:13

Todobaadkan waxa soo ifbaxay kiiska dilka Ikraan Tahliil, oo mudo ka badan labo bilood lagu waysanaa nolol iyo geeri, iyadoo RW Rooble la kulmay cadaadis dhinacyo badan, kala soco macluumaad intaasi ka badan Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Habar-Gidir: Hoggaan la’aanta ayaa Hog-gaan ku ridday

Falanqeyn Keydmedia Online | 30 August 2021

Hoggaanka wanaagsan, wuxuu dadkiisa, degaankiisa iyo dalkiisaba, u horseedaa guulo u riyaaqid iyo reyn-reyn leh, hayeeshee, la’aanta hoggaan hanad ah oo umadda haga, waxa ay bulshada ku hoggaamisaa haadaan-ka-dhac iyo haddimooyin lagu hafto, waana midda maanta heysata heybtii, halyeey-yda ku caanka ahayd ee Habargidir oo hud-hudyo iyo hanafyo aan halna ogayn ay horjooga-yaal u yihiin.

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 29 August 2021

Todobaadkii tagey waxaa soo baxay habraac cusub oo dood iyo khilaaf horleh ka abuuray Soomaaliya xili doorashadda Aqalka Sare ay joogsatay, Macluumaad badan kala soco Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.


Shan dabeeco oo ay leeyihiin dadka guuldarreystay!

Maqaallo Keydmedia Online | 27 August 2021

Wax badan ayaa laga hadley guuleystayaasha, sida guusha loo gaaro, astaamaha ay leeyihiin guuleysayashu, sidaa si la mid ah ayaa qorayaasha Soomaaliyeed qalinka ugu qaateen, inay farta ku fiiqaan  guuldarrada iyo waxa ay tahay. Tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Maxaa looga aamusay Kiiska Ikraan Tahliil?

Warbixin Keydmedia Online | 24 August 2021

Gabadhan waxay NISA ku biirtay April 2017 xiligaas oo hay'adda agaasime ka ahaa Sanbaloolshe, oo isaga qoray, waxayna gacan-yare u noqotay AUN Eng Yariisow. Todobaad la hadalhayay kiiskeeda, saxaafadda iyo siyaasiyiinta waa ay ka aamuseen Kiiska Ikraan. 

Doorashadda Soomaaliya oo si toos ah gacanta uga baxday

Warbixin Keydmedia Online | 23 August 2021

Doorashada Gollaha Shacabka oo waqtiga ay dhacayso aan la shaacin, ayaa la filayaa inay ka adkaato mida Aqalka Sare oo awood buuxda ku lahaayeen Madaxda Maamul Goboleedyada, Keydmedia Online ayaa sharaxeysa habraaca cusub. 

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 22 August 2021

Todobaadkan waxaa si aad ah usoo ifbaxay Khilaafka Farmaajo iyo Rooble, waxaana kala qeybsamay sidoo kale Gudiga Doorashadda, uga bogo Wararkii ku dhaafay Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.


Sanad guurada 10-aad

Danaha istiraatiijiyadeed ee Turkiga

Warbixin Keydmedia Online | 20 August 2021

Turkiga oo doonaya inuu xaqiijiyo danaha istiraatiijiyadeed ee uu ka leeyahay Soomaaliya, ayaa dhidibada u taagay dugsiga tacliinta milatariga ee TURKSOM kaas oo ku yaalla duleedka Muqdisho, loguna tababaro ciidamada Soomaaliya.

Farmaajo

Saddex tallaabo oo dalka looga badbaadin karo

Falanqeyn Keydmedia Online | 16 August 2021

Farmaajo waa kelitaliye ciil-qabe ah, waa dhagar-qabe arxandaran, madax adag, qabiiliiste ah, macangag ah, waxa uu doonayana raba inuu dhiig iyo qasab ku socodsiiyo, hadaba sidee looga badbaadin karaa dalka? 

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 15 August 2021

Todobadii maalin ee ugu dambeeyay, qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhacay doorasho aan kuraasta lagu tartamin, iyadoo Rooble uu sameeyay safar xoog badan abuuray, kala soco dhacdooyinkii ugu dambeeyay warbixinta Keydmedia Online.

Hawiye iyagaa is jabiyay

Falanqeyn Keydmedia Online | 14 August 2021

Beesha Hawiye iyagaa is jabiyey ee beesha Darood kagama adkaan doorasho, xilka Madaxweynaha Somaliyana iyagaa is dhaafiya markasta, in eedda Daarood, Dir, Digil iyo Mirif ama Soomaali kale la saaraa waa liidnimo iyo qiiq isku qarin dan kaleeto laga leeyahay.