Keydmedia Online Topic page

Al-shabaab

News Keydmedia Online | 9 April 2022

Kooxda Al-Shabaab ayaa sidan oo kale dhowr jeer oo hore weeraro ku qaaday saldhigyada Ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee ka howlgalaya dalka.

News Keydmedia Online | 26 February 2022

Taliyaha Gorgor Maxamed Sheekh, ayaa xaqiijiyay inay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab ku qaadey saldhiga Ciidamada ee degaanka Bariire oo qiyaastii 60 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Muqdisho.

News Keydmedia Online | 23 February 2022

RW Rooble ayaa ku ammaanay hay’adaha amniga iyo kuwa AMISOM dadaalka ay ugu jiraan sidii Al-shabaab looga ciribtiri lahaa dalka, wuxuuna carrabka ku dhuftay in loo baahan yahay in la sii wado iskaashiga ku aaddan hannaanka xasilinta.

News Keydmedia Online | 23 February 2022

According to AMISOM, the new contingent will also perform duties such as guarding key government installations, conducting patrols, ensuring public order, and guarding VIPs and high-level events.

News Keydmedia Online | 19 February 2022

Horaantii 2021, Trump ayaa Soomaaliya ka saarey boqolaal askari oo Ameerikaan ah, oo Danab tababar siin jiray, sidoo kalena howlgallo duqeymo ah ka wadey dalka.

News Keydmedia Online | 16 February 2022

Qaraxyo iyo weeraro toos ah oo ugu yaraan 9 qof ay ku dhimatay ayaa ka dhacay xalay saqdii dhexe magaaladda Muqdisho.

News Keydmedia Online | 12 February 2022

Dowladda Soomaaliya ayaa waajib ku ah inay dhowrto xuquuqda Carruurta, iyadoo aan la eegaynin dembiyada lagu soo eedeeyo, maadaama uusan sharciga qabanaynin, sida ku xusan axdiga QM.

News Keydmedia Online | 10 February 2022

Ciidanka ayaa ka kooban Uganda, Burundi, Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya, oo ku deeqay howlgalka AMISOM 22,000 oo askari 2007.

News Keydmedia Online | 9 February 2022

Dadka ku dhintay madaafiicda ayaa ahaa shacab guryahooda ku jiray, iyadoo weerarkan uu abuuray jawi cabsi iyo walaac dhinaca amaanka magaaladda oo doorasho ka billaabatay.

News Keydmedia Online | 8 February 2022

Kenya shares a 681-kilometer porous border with Somalia which is prone to Al-Shabaab attacks that affected the trade, transport, and security in the northeastern region inhabited by Somali people.

News Keydmedia Online | 7 February 2022

Since the beginning of this new year, the Somali army recaptured key towns in the south and central region in an effort to avert the threat of the terrorist group to the election.

News Keydmedia Online | 5 February 2022

Ciidanka AMISOM waxay ka socdaan Uganda, Burundi, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti, waxayna qeybtii ugu horeysay timid Muqdisho 2007.