Keydmedia Online Topic page

Al-shabaab

News Keydmedia Online | 3 February 2022

Booliska deegaanka ayaa sheegay in dadka dhintay ay ku socdaalayeen gaari land cruiser ah oo marayay meel u dhow xadka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana ay ku jiireen walxaha qarxa.

News Keydmedia Online | 3 February 2022

Howlgallada militeri ayaa hoos u dhacay tan iyo sanadkii lasoo dhaafay markii Ciidanka Mareykanka dalka isaga baxeen, lana joojiyay duqeymihii dhanka cirka.

News Keydmedia Online | 1 February 2022

Waxaa labadii bilood ee ugu danbeysay kordhay, xukunnada dilalka ay Shabaabku ka fulinayaan, deggaanada ay gacanta ku hayaan.

News Keydmedia Online | 27 January 2022

Lacago aad u badan oo lagu qiyaasay $20,000 illaa $40,000 oo dollar ayay Daacish Bakhaar kasta waydiisatay, taasoo ay aysan Ganacsatadu bixin karin.

News Keydmedia Online | 26 January 2022

This came a day after, a business center in the market was blown up with a car bomb after its owner has refused to pay the tax to ISIS. The new threat has sent a wave of shock throughout the Bakaro market.

News Keydmedia Online | 20 January 2022

Tan iyo markii uu curtay sanadka cusub 2022, waxaana Caasimadda ka dhacay afar qarax oo waaweyn, kuwaasoo loo fuliyay si ka duwan kuwoo hore.

News Keydmedia Online | 16 January 2022

Al-Shabaab has recently attacked the area and killed soldiers, including commanders serving in the Somali military.

News Keydmedia Online | 2 January 2022

Howlgallo ay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ka sameeyeen gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa lagu soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 23 December 2021

Lafta-Gareen ayaa lagu eedeeyay inuu ku fashilmay mas'uuliyadda amniga Koonfur Galbeed, iyadoo Al-Shabaab go'doomisay degmooyin badan.

News Keydmedia Online | 16 December 2021

In labo sano kusoo afjarayo ayaa kamid ahayd balan-qaadyadii uu Farmaajo kusoo galay doorashadda 2017.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Weerarka maanta lagu qaaday Garoonka diyaaradaha ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan la filayo in magaalada Jowhar ay ka bilaabato doorashada Aqalka Hoose.

News Keydmedia Online | 1 December 2021

Jubaland military officials told the media that the regional troops have successfully repulsed the Al-Shabaab attack and inflicted losses upon the militants who later fled from the area.