Two journalists among casualties in Somalia explosion
After attempting to attack a military facility in Mogadishu, 29 al-Shabaab militants were killed, according to a high-ranking SNA commander.
Waxaa lagu sifeeyey inuu yahay shaqsiga ugu saameynta badan Soomaaliya xilligan, waana gacanta-midig ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Nin is-qariya sidii Axmed Godane, waa taariikhda aabaha Argagixisadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Farmaajo wuu oggolyahay wada shaqeynta Kooxda mintidiinta ah ee Al-Shabaab, “Shaki kuma jiro in laba Shabaab wada Shaqeeyaan” Kooxda Kalamaan.
Isbedelka ayaa yimid kadib markii at hay'adaha xaquuqda aadanaha toosha ku ifiyeen khasaaraha shacabka.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Kooxda Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadey Kolonyo ay wateen Ciidamada Itoobiya.
Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ka digay go'aanka Trump ee Ciidanka Mareykanka looga soo qaadayo dalka Soomaaliya.
Go'aanka ayaa fursad siinaya Al-Shabaab, waxuuna dhabar-jab ku noqonayaa AMISOM oo mudo 13 sano ah u awood waysay inay Kooxdan dalka ka saarto.
Saraakiisha ayaa sheegay in dagaalka uu yimid, kaddib markii Al-Shabaab ay weerartay Saldhiga AMISOM ee nawaaxiga degmada Baraawe, waxaana labada dhinac soo gaarey khasaaro.
Maamulka Axmed Madoobe ayaa xukuma Afmadow, waana degmada kaliye ee hoostagta Kismaayo, waxaana doorashadda gudoomiyaha cusub kusoo beegmaysaa xili xiisad jirto.
Warkan ayaa soo shaac baxay kadib markii dhawaan xabsiga la dhigay Taliyihii DANAB Ismaaciil C/maalik, oo lagu eedeeyay musuq-maasuq iyo amar-diido.
Duleedka Muqdisho xeryo barakacayaal ku yaalla waxaa soo gaarey magaalihii lasoo dhaafay boqolaal qoys oo sheegay inay kasoo carareen duqeymaha Mareykanka.
Qaraxa ayaa imaanaya xili Al-shabaab iyo Ciidanka Dawladda ku dagaalamayaan inta u dhacaysa Balcad iyo Jowhar.