Keydmedia Online Topic page

Axmed Madoobe

News Keydmedia Online | 9 March 2021

Amaanka Axmed Madoobe waxaa sugaya Ciidan uu Kismaayo kala yimid, oo uga soo horeeyay Garoonka diyaaradaha.

News Keydmedia Online | 21 February 2021

Waxaa kamid ah shuruudaha in Farmaajo uusan qeyb ka noqon hanaanka doorashooyinka, maadaama uu lamid yahay Musharixiinta kale.

News Keydmedia Online | 6 February 2021

Madaxda Maamullada iyo Farmaajo ayaa ku kala tagey Shirka oo markii horeba uu ahaa mid Beesha Caalamka ku qasbaysay oo aan iyagu daacad ka ahayn.

News Keydmedia Online | 28 December 2020

Garoowe waxaa ku qulayaya tan iyo Sabtidii Musharixiin iyo Mas'uuliyiin kale oo Mucaaradka ka socda oo lagu wado inay shir ku yeeshaan magaaladda.

News Keydmedia Online | 8 December 2020

Gawaarida ayaa laga fiiqayay muraayadaha Madow ee loo yaqaano Bensalka, si aan loogu soo gamban.

News Keydmedia Online | 6 December 2020

Labada hogaamiye ayaa sameystay gaashaanbuur Daarood, iyagoo isku bahaystay inay wax kasta oo ay ka waayaan dantooda gaar ah ay kasoo horjeestaan, sida doorashooyinka.

News Keydmedia Online | 5 December 2020

Kulankan ayaa lagu wadey Maanta inuu ka dhaco Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, laakiin daqiiqadii ugu dambeysay ayaa la baajiyay, iyadoo lagu wargeliyay Wasiiradda baaqashadda.

News Keydmedia Online | 3 December 2020

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu baaqey Ra'iisul Wasaaraha inuusan fulin dalabka Farmaajo, oo uu ku tilmaamay qar iska xoornimo iyo is-miidaamin siyaasadeed.

News Keydmedia Online | 2 December 2020

Hay'adaha Samafalka ayaa ka cararay Gedo, kadib markii ay soo foodsaaray walaac dhanka amniga maadaama loolan military uu ka jiro gobolka.

News Keydmedia Online | 1 December 2020

Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.

News Keydmedia Online | 30 November 2020

Maxamuud Sayid Aadan, oo ah Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa sheegay in inta Farmaajo uu ka saaro Ciidanka DF gobolka Gedo aysan diyaar u ahayn inay ka qeybgalaan doorasho.

News Keydmedia Online | 29 November 2020

Kenya ayaa Ciidamo waxay ka joogaan Gedo iyo qeybo kamid ah Jubbada Hoose, waxayna hogaamiye Axmed Madoobe ku ilaalisaa Kismaayo, iyadoo danaheeda gaar ah ku fulisato.