Keydmedia Online is under expansion!
Guddoomiyaha degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug Axmed Daahir Macalin, wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay dishay askar badan, sidoo kalena saldhigga ay qabsatay kala baxday gaadiid dagaal iyo hub aad u fara badan.
Dadka degaanka Sabiid ayaa u sheegay Keydmedia Online inay maqlayeen dhawaqa hubka culus, qaraxyo iyo rasaasta ay isku adeegsanayeen Ciidamada DF iyo Al-Shabaab
Degaanka waxuu ahaa mid mudo dheer ah ka dhacayaan weeraro ay Al-Shabaab kusoo qaadeysay mudo sanado ah.
Labada Malleeshiyo beeleed ayaa hadda isku hub aruursanaya, waxayna odayaasha degaanka wadaan dhex-dhexaadin, si aan usoo socon dhiiga daadanaya.
Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay dagaalka ay kula jiraan Kooxda Al-Shabaab, kahor inta aan la gaarin doorashooyinka 2020-21.
Dhaxdadan ayaa kusoo beegmaysa xili xiisad colaadeed oo u dhaxeysa laba beelood maal mahaan ka taagnayd degaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii Ahlu Sunna meesha ka baxday dib usoo rogaal-celisay, iyadoo duulaan kusoo qaadey dhowr jeer magaaladda Dhuusamareeb.
Dagaalka xoogiisa waxa uu ka dhacay Garoonka diyaaradaha magaaladda, halkaas oo Ciidamo Itoobiyaan ah ay ku leeyihiin fariisamo, sida ay Saraakiisha gobolka u sheegeen KON.
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarka ay ku dishay Sarkaal Ciidan oo magaciisa ku sheegtay Cali Mad Yeeroow, sidoo kalena ay ku dhaawacday askar kale oo Dowladda katirsan.
Hal Askari ayaa ku geeriyodey, halka mid kalena uu ku dhaawacmay iska hor-imaadka u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan dawladda oo saakay ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka Militeriga Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay Ciidanka ay dagaal saacado qaatey kula galeen Al-Shabaab nawaaxiga Diinsoor.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Kooxda Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadey Kolonyo ay wateen Ciidamada Itoobiya.