Keydmedia Online Topic page

Qarax

News Keydmedia Online | 19 July 2020

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxa oo ahaa mid lala damacsanaa in lagu dilo wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Soomaaliya, balse uu ka badbaaday.

News Keydmedia Online | 18 July 2020

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Dowladda Federaalka Soomaliya Cabdinasir Siciid Muuse [Bahaay]. ayaa lala egtay Garigiisa Qaraxa Caawa ka dhacay Exgoyska Taleex.

News Keydmedia Online | 18 July 2020

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Caasimadda, iyadoo ay xigtay rasaas dhowr daqiiqadood socotay oo Ciidamada ridayaan.

News Keydmedia Online | 18 July 2020

Ninkan dhalinyarada ah ayaa la qabtay sanadkii tagey isagoo qarax ku dhejinaya gaari yaalla Isgoyska Zoobe, ee magaaladda Muqdisho, iyadoo la fashilyay falkii argagaxiso, ee uu maleegayay.

News Keydmedia Online | 17 July 2020

Inkastoo Al-Shabaab ay sheegato in ta badan weerarada ka dhaca waddada xiriiriso Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa hadana dhinaca kale khubarada amniga ayaa sheegaya in gacmo kale ay jiraan oo aan dooneynin in la dhiso jidka.

News Keydmedia Online | 13 July 2020

Ilaalada Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa toogtay Naftii halige isku dayay in uu isku dhex qarxiyo Kolonyada ilaalada xili ay maraysay wadada Tarabuunka.

News Keydmedia Online | 13 July 2020

Dadka degaanka Geed-jecel ayaa soo sheegay in rasaas mudo daqiiqado socotay laga maqlay goobta qaraxa, iyadoo cirka isku shareeray qiiq iyo uuro madow.