Dukaanka Ragga Lagu Iibiyo
Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Magaalo weyn ayaa waxaa ku noolaa Dumar aad u fara badan oo guurdoon ah, iyo Ragg aad uga tiro yar Dumarkaas guur doonka ah ee ku nool magaalada.
KEYDMEDIA
Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Magaalo weyn ayaa waxaa ku noolaa Dumar aad u fara badan oo guurdoon ah, iyo Ragg aad uga tiro yar Dumarkaas guur doonka ah ee ku nool magaalada.
Ayuub A. Aden (Keydmedia) - Cid waliba waa og tahay in TFG-du ayna xalaal ku dhisnayn. Cid waliba waa og tahay in Madaxda TFG-du ayna shacbi soo dooran ee xaal-mastuur lagu soo naqeeyey. Cid walba waa og tahay in Madaxda TFG-du ayna lahayn haybad iyo hoodaarnimo Qaranimo hanan karo.
Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Boqor baa damcay inuu siiyo abaalgud Qiima leh Nin kamid ah Shacabkiisa, wuxuuna kuyiri waxaan kusiinayaa Dhulka aad Lug kusoo marto oo dhan.
DAAWO VIDEO CUSUB - Film-Documentary-gaan Qaaliga ah oo kamid ah Barnaamijka "Keydmedia History Clips" Waxaa loola jeedaa in wax laga barto Taariikhda Soomaaliya.
Muqdisho (Keydmedia) - Iyadoo Ciidamada Dowladda KMG-ka ah ay howlgallo ka wadaan meelo kala duwan oo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaaadir ayaa hadana waxaa isasoo tareysa Gabboodfallada iyo tacaddiyada ay Qaar kamid ah Askartaasi kula kacayaan Dadka rayidka ah.
Muqdisho (Keydmedia) - Kumannaan Qof oo Shacabka reer Muqdisho ah ayaa maalin kasta oo Jimco ah isugu soo Baxda Xeebta Liido, maantay ayaan Booqanay waxaana la kulanay...
Bashir M. Hersi - Aqriste, inta aadan Qormada Aqrin, fadlan bal Daawo Muuqaalkan ku jira xariggan hoose, si aad u ogaato qodobada qormadu ku qotonto, dabadeed qaabka aad doonto u qaado. Aqris wanaagsan.
Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Maalin maalmaha kamid ah ayuu Odaygii Shirkada iska lahaa, ee Duqa ahaa kufikiray inuu nasto, shaqadana udhiibo mid kamid ah Raga da´dayar, ee Shaqada bartay.
DAAWO VIDEO - Daawade Halkaan waxaan kugu soo Bandhigeynaa Filim Documentry-gaan oo Qayb kamid ah Barnaamijka Keydmedia History Clips, waana Muhim inaad ogaatit Marxaladaha kala duwan ee Dalkaagu soo maray. Dhacda kasta uma dhicin sida adigu aad dooneysay.