Keydmedia Online is under expansion!
Colaadda cusub ee kasoo cusboonaatay Galmudug iyo weerarada sii kordhaya ee Kooxda Al-Shabaab ayaa sii adkeeyay xaaladda, iyadoo horey khilaaf siyaasadeed u taagnaa.
Ciidamada Dowlada iyo Xoogaga Amisom ee kaaba, ayaanan iyagu damaanad buuxda oo lagu xaqiijinayo amnigooda siin karin, waana tan keeneysa wal walka joogtada ah ee ay dariska la noqdeen.
Jadwalka oo lasoo saarey waa uu shaqeyn waayay, waxaana taasi keentay inay FEIT joojisay inay waqti u qabato doorashadda, maadaama aysan jirin xasilooni siyaasadeed.
Illa hadda Axmed Madoobe ma uusan magacaabin gudoomiyaha degmada iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo bulshadda degaanka ay u direen liiska musharixiinta.
Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta doorashadda Kuraasta Aqalka Hoose ee Gobollada Waqooyi [Somaliland].
Wuxuu u tartamayaa kursiga 1aad ee Maanta lagu dooranayo Teendhada Afisyooni, oo amaankeeda ay sugayaan Booliska DF iyo midka AMISOM.
Xili mudo-xileedkiisa uu dhamaadey, islamarkaana si sharci-darro ah ku jooga Villa Somalia, ayuu Farmaajo fareglin toos ah ku sameynaya doorashadda dalka.
Hanaanka loo galay doorashadda ee kuraasta loo furay dhamaan Muxaafid iyo Mucaarad waa mid amaan badan loo jeediyay.
Qoraal ka kooban afar qodob ayay Musharixiinta mucaaradka soo saareen Maanta [Axad, August 29], iyagoo eedeyn culus u jeediyay Farmaajo.
Mid kasta hogaamiyeyaasha shanta Maamul Goboleed wuxuu ku xisaabyamayaa dhinac kale Xildhibaanada ka imaanaya, iyadoo loo wada ordayo sidii codadka ugu badan loogu heli lahaa doorashadda Madaxweynaha.
Koonfur Galbeed ayaa horey u dooratay shan Kursi, oo kamid ah sideeda kursi ee laga siiyay Aqalka Sare, waxaana la filayaa inta dhiman inay berri doorato.
Kooxdan ayaa dishay inta badan ergadii soo xushay Xildhibaanada baarlamaanka 10aad, waxayna hadda hanjabaad u dirtay kuwa doorashadda socota ka qeybgalaya.