Keydmedia Online is under expansion!
Degaanka waxuu ahaa mid mudo dheer ah ka dhacayaan weeraro ay Al-Shabaab kusoo qaadeysay mudo sanado ah.
"Saaxiibkey [Farmaajo] aniga waxaan aaminsanahay in doorashadda lala galo marabo, isagoo jaakad toshay, jaakadana isagay kaligiisa u gashaa, qof kale in loo geliyo ma rabo," ayuu yiri Shariif Xasan.
Galmudug ayaa waxay ka horumari la'dahay faragelinta dowladda fadhisa Muqdisho, oo disha ka maamusho islamarkaana u dhistay Maamulka uu hogaamiyo Qoor-Qoor.
Al-Shabaab ayaa aad uga baqi jirtay Ahlu Sunna oo dagaalka Galgaduud cashar ugu dhigtay 2009-2010 kadib markii awood loogala wareegay Dhuusamareeb iyo Guriceel.
Deegaanno ka tirsan dhulka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa laga soo sheegayaa in maalintii labaad uu ka socdo dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan.
Galgaduud waxaa saldhigyo ku leh Kooxda Al-Shabaab, oo dagaal kula jirta Ciidanka dowladda ee ku sugan gobolka.
Kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii Ahlu Sunna meesha ka baxday dib usoo rogaal-celisay, iyadoo duulaan kusoo qaadey dhowr jeer magaaladda Dhuusamareeb.
Golaha Wasiiradda ee Maamulka Galmudug ayaa maanta meelmariyay Afat Hindise sharciyeed, waxaana kulanka guddoomiyay Madaxweynaha Maamulka Axmed Cabdi Kaariye 'Qoor'Qoor'.
Madaxweyne Qoor Qoor ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin marnaba musuq-maasuqa Mas'uuliyiinta xilalka haya ee ku jira Maamulka uu hogaamiyo.
Dagaalyahanada Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay inay kusoo dhawaanayaan Dhuusamareeb, islamarkaana ay wadooyinka ka baxa magaaladda ay geliyaan miinooyinka.
Wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan ayaa hogaaminaya Wafdi tagey Dhuusamareeb.
Booliska Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay amniga goobaha doorashooyinka la wareegaan dhawaan, iyagoo kaashanaya Ciidamada AMISOM.