Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 31 January 2021

Safarka Swan waxuu qeyb ka yahay booqasho uu ku maraya Maamul Goboleedyada dalka.

News Keydmedia Online | 31 January 2021

Wafdiga Swan waxaa Garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.

News Keydmedia Online | 31 January 2021

Madaxweynaha ayaa shalay sheegay in Dhuusamareeb uu ka furmi doono Shir uu la yeelanayo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.

News Keydmedia Online | 31 January 2021

Barakaca ayaa billowday kadib markii Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan uu sheegay in markale ay duulaan ku qaadi doonaan Beled-Xaawo.

News Keydmedia Online | 31 January 2021

Baal-marinta Aqalka Sare ayaa ah jebin dastuur, iyadoo lagu xad-gudbay qodobka 9-aad, oo dhigaya in xeer kasta uusan sharci noqonaynin, illaa labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ansixiyaan.

News Keydmedia Online | 30 January 2021

Ujeedka kulanka ayaa ah in Farmaajo ogolaado Shirka lagu baaqey ee u dhaxeeyay dowladdiisa iyo Maamul Goboleedyada kaasoo lagu dhameynayo khilaafka doorashadda.

News Keydmedia Online | 30 January 2021

C/salaan Guuleed, taliye ku xigeenkii hore NISA ayaa sheegay in Mahdi Guuleed iyo Odowaa ay saddex Maalmood kahor tageen Asmara, iyadoo ay la socdaan wariyeyaal katirsan SNTV, balse illaa hadda dowladda aan shaacin safarkooda.

News Keydmedia Online | 30 January 2021

Xubno Sare oo katirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay duqeynta diyaaradeed.

News Keydmedia Online | 30 January 2021

Xog Ciidanka ay ka haleen Sirdoonka ayaa horseeday in la fashiliyo weerarka argagaxiso, oo lagu diyaarinayay xero Al-Shabaab ku leedahay tuulo ku taalla duleedka degmada Diinsoor, ee G/Baay.

News Keydmedia Online | 30 January 2021

Arintan waxaa sameeyay Fahad Yaasiin, taliyaha NISA oo askareeyay Carruurta oo intooda badan laga qoray degaanada Galmudug, iyadoo Madaxweyne Qoor-Qoor iyo maamulkiisa ay ku lug leeyihiin.

News Keydmedia Online | 29 January 2021

Kulanka wuxuu kusoo beegmayaa xili uu jiro war sheegaya in dhalinyaro Soomaali ah lagu dilay dagaalka Tigray.

News Keydmedia Online | 28 January 2021

Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa lagu sheegay in uusan shaki ku jirin in gudiga uu usoo diyaariyay warbixinta si xirfad iyo dhexdhexaadnimo ku jirtay.