Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 28 January 2021

Waa tallaabo lagu tilmaamay xaalad abuur oo Farmaajo ku doonayo inuu khilaafka sii jiro, islamarkaana aan xal laga gaarin muranka doorashadda, si kursiga ugu sii fadhiyo.

News Keydmedia Online | 28 January 2021

Muqdisho ayaan wali helin maqaam, waxay ku hoos jirtaa Villa Somalia go'aan ka gaarta cida gudoomiyaha ka noqonaysaa gobolka Banaadir.

News Keydmedia Online | 27 January 2021

Booqashadda Ben Wallace ee Villa Somalia waxaa ku wehelinayay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender.

News Keydmedia Online | 27 January 2021

Wararka ka amaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Madaxweynha Maamulka Galmudug uu u sheegay odayaasha dhaqanka inuu faraha ka baxay aminiga degaanada Galmudug.

News Keydmedia Online | 27 January 2021

Midowga Musharxiinta waxay sheegeen in Taliyaha Ciidanka xoogga dalka iyo Madaxweyne Farmaajo ay qaadayaan mas'uuliyadda dhibaatadii ka dhalata dagaalka Gedo.

News Keydmedia Online | 27 January 2021

Degaan lagu magacaabo Buundo-Garas, oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo.

News Keydmedia Online | 26 January 2021

Wasiirka ayaa sheegay in hadalkiisii shalay si qaldan loo tarjumay, islamarkaana uusan soo hadal qaadin Qaadka Miiraa ee laga keeni jiray Kenya.

News Keydmedia Online | 26 January 2021

Saraakiil sare oo katirsan Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa xilalka laga qaadey, waxaana la dhigay Xabsiga.

News Keydmedia Online | 26 January 2021

Dadkan ayaa qaarkoo qaba dhaawacyo culus, waxaana la filayaa in Turkiga loo qaado.

News Keydmedia Online | 26 January 2021

Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa socod uu ku maraya Maamul Goboleedyada dalka, isagoo safarkiisii labaad shalay ku tagay Puntland, isagoo kasoo duulay Galmudug.

News Keydmedia Online | 26 January 2021

Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirka u jartay dalka Kenya December 15, 2020, iyadoo sheegtay in go’aankaas kaga jawaaabeyso xad-gudubyo siyaasadeed iyo faragelin qaawan oo Kenya ku hayso madaxbannaanida Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 24 January 2021

Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallanta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa waxay dagaal hoobiye -yaal ku billowday kusoo qaadday degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug