Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 4 September 2021

Kahor inta aan warbaahinta Qaranka lagu shaacin geerida Ikraan Khamiistii, Fahad Yaasiin ayaa isaga cararay Magaaladda Muqdisho, isagoo ka baqaya in la xiro.

News Keydmedia Online | 4 September 2021

Horey ayay Hooyada dhashay Ikraan ugu hanjabtay in hadii lasoo celin waayo Gabadheeda iyadoo nool uu kiiska isku bedeli doono aano qabiil.

News Keydmedia Online | 2 September 2021

Danta gaarka ah oo la isku fahmi waayay, ayaa maalmaha soo socda waddo u firi karta in qeyb ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed laga kansalo heshiisyo waaweyn oo lagu naasnuujiyay muddo ka hore, si ay shacabka xoolihiisa ugu naaxaan, waxaana todobaadkaan qarxay dagaal kala aargoosi ah oo lugaha la galay gacansiga, kaas oo u dhaxeeya xaafiisyada Farmaajo iyo RW Rooble.

Report Keydmedia Online | 29 August 2021

Todobaadkii tagey waxaa soo baxay habraac cusub oo dood iyo khilaaf horleh ka abuuray Soomaaliya xili doorashadda Aqalka Sare ay joogsatay, Macluumaad badan kala soco Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

News Keydmedia Online | 28 August 2021

Ikraan Tahliil ayaa ku maqan gacanta Fahad Yaasiin, oo ay ka heyso xog xasaasi ah oo hadii ay afka furato ku noqon doonto dhul-gariir iyo qarax folkaano.

News Keydmedia Online | 28 August 2021

Wuxuu Sheekh Shariif ka qeyb-galayay aaska General Paul Lokech, oo kamid ahaa taliyeyaashii hogaaminayay Ciidanka AMISOM xiligii Al-Shabaab laga saarayay Muqdisho 2011.

News Keydmedia Online | 28 August 2021

Gobolka Hiiraan ayaa foolanaya dagaal sokeeye, iyadoo madaxa la isku geliyay beelo horey u heshiiyay oo wada dega duleedka Beledweyne.

Report Keydmedia Online | 23 August 2021

Doorashada Gollaha Shacabka oo waqtiga ay dhacayso aan la shaacin, ayaa la filayaa inay ka adkaato mida Aqalka Sare oo awood buuxda ku lahaayeen Madaxda Maamul Goboleedyada, Keydmedia Online ayaa sharaxeysa habraaca cusub. 

News Keydmedia Online | 21 August 2021

Wuxuu Maanta Afisyooni kula kulmay Nathan Mugisha, oo ah Safiirka Uganda ee Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 21 August 2021

Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa shirka ka furay Teendhada Afisyooni, ku dhaw Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

News Keydmedia Online | 19 August 2021

Rooble ayaa ka maqan dalka, isagoo mudo saddex maalin ah safar ku jooga dalka Masar, oo casumaad uu ka helay El-Sisi.

News Keydmedia Online | 18 August 2021

Madaama doorashadu tahay mid dadban, waxay madaxda maamullada doonayaan inay kaalin ku lahaadaan soo xulista ergooyinka iyo odayaasha dhaqanka.