Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 12 August 2021

Safarka Rooble ee Kenya ayaa yimid kadib markii uu casuumaad ka helay Uhuru, oo aan xiriir fiican kala dhaxeynin Farmaajo.

News Keydmedia Online | 12 August 2021

Khilaafka labada mas'uulka ayaa laga dareemay qoraalladii ay isagu jawaabayeen, ee dhawaan ay soo saareen.

News Keydmedia Online | 10 August 2021

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Mombasa Dalka Kenya halkaa oo uu wadahadal kula yeelanayo  madaxweynaha Kenya Uhuru kenyatta.

News Keydmedia Online | 7 August 2021

Gudiga ayaa kala qeybsan, waxaana doorashadda dhacday ka maqnaa garabka Cabdi Xaashi oo afar xubin ka kooban.

News Keydmedia Online | 5 August 2021

Dhuusamareeb waxaa buux dhaafiyay Musharixiin badan, oo kursi raadis ah, kuwaasoo uu kamid yahay Xaaf.

Report Keydmedia Online | 1 August 2021

Soomaaliya Todobaadkii tagey waxaa ka billaabatay doorashadii mudada dheer la sugayay, waxaana RW Rooble uu ka dhoofay Muqdisho xili xaaladda cakiran tahay, kala soco macluumaad intaasi ka badan Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka, ee Keydmedia Online.

News Keydmedia Online | 31 July 2021

Xubnaha Aqalka Sare waxaa lagu soo xulataa qaab musuq-maasuq iyo nin jeclaysi uu ku jiro, waxaana saameyn ku leh Villa Somalia.

News Keydmedia Online | 30 July 2021

Tan iyo June 26 ayaa la weysanaa Gabadhan NISA katirsanayd, islamarkaan xog xasaasi ah ka heysay dilkii Eng Yariisow iyo Wiilasha loo diray Eritrea. 

News Keydmedia Online | 27 July 2021

Ciidanka Kenya waxay Soomaaliya soo galeen 2011, iyagoo fulinaya howlgal gaar ah, waxayna sanad kadib ku biireen AMISOM.

News Keydmedia Online | 27 July 2021

Gabadhan ayaa ahayd madaxa amaanka Internet-ka NISA, waxayna horey usoo noqotay agaasimaha xafiiska UAN Eng Yariisow, duqii Muqdisho ee Qaraxa lagu dilay.

Report Keydmedia Online | 25 July 2021

Todobaadkii tagey, waxaa ka billowday dalka guluf dagaal iyo diyaar-garow doorasho oo is-jiid-jiid wadata, iyadoo RW Rooble uu qaadey tallaabo aad loo soo dhaweeyay, uga bogo macluumaad kala duwan, Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

News Keydmedia Online | 24 July 2021

Duqeymaha waxay u diidayaan Al-Shabaab inay hesho fursad ay isku abaabusho, oo ay ku qorsheyso weeraro, kuna tababarto dagaalyahanno cusub, dhanka kale, Mareykanka ayaa duqeymihii uu Soomaaliya ka geystay sanadihii lasoo dhaafay ku laayay shacab badan oo rayid ah.