Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Musharaxa ayaa sheegay in nafsadda kaligii taliyuhu [Farmaajo] uusan xasilloonayn. Wuxuu qabaa cabsi iyo qab nacaseed, wuxuuna ku shaqaystaa dhagar iyo shirqool.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Qarax noociisu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa goor dhaw ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarrunta Maamulka HirShabeelle.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Xaalad cakirnaan ah ayuu galay maamulka Puntland, taasoo ka dhalatay markii uu iska diidday Agaasimaha hay'ada PSF Maxamuud Cismaan Diyaano, xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha maamulkaasi Saciid dani.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Turkiga ayaa ku tababara Ciidamada Soomaaliya xerada Turk-Som oo ah saldhig weyn oo degaanka Jazeera ku yaalla, kaasoo la furay 2017, halkaasoo ay kasoo baxeen kumanaan katirsan guutada Gorgor.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Caasimadda dalka waxaa ku soo kordhaya dilalka ay ciidamada Dowladda u geysanayaan dadka rayidka ah, iyadoo shalay askari ka tirsan CQS uu degmada Dharkenleey ku dilay qof dumar ah.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Dowladda Finland ayaa 7.65 million Euros ku taageertay sare u qaadida waxbarashada caruurta Soomaaliyeed, oo tiro badan ay tacliin la'aan yihiin.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Goluhu wuxuu 30 November 2021 u caddeeyey shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in uusan qayb ka ahayn, aqbalayna boobka qaawan ee doorashada golaha shacabka ay ku billaabatay.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Warbixintii Hanti-dhawraha ayaa daboolka ka qaadey musuq-maasuq boqolaal milyan oo dollar ah inay dowladda sameysay sanadkii tagey ee 2020.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Mudadii uu Farmaajo uu xafiiska joogey, Soomaaliya waxay heerka ugu hooseeyo ka gashay dalalka ugu musuq-maasuqa badan adduunka.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Walxo qarax ayaa sidoo kale lagu qabtey howlgalka Koonfurta Gaalkacyo, kaasoo kusoo beegmaya xili lagu wada in magaaladda ka dhacdo doorashadda Aqalka Hoose.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Waa abaartii ugu xumayd oo gobolka ku dhufata tan iyo 1974, sida ay sheegeen Saraakiisha Gedo oo wafdiga UN-ka uga warbixiyay xaaladda.

News Keydmedia Online | 8 December 2021

Kumaan kun oo qof ayay saameysay abaarta oo meesha ugu daran ee ay ku dhufatay ay kamid yihiin Jubbada Hoose iyo Gedo oo ku dhaw xadka Kenya.