Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 19 December 2021

Waxey xilligan Siyaasiyiinta Soomaalida qaarkood sheegeyaan, in ay aad u adag tahay  in la furo dood ku wajahan midnimada Soomaaliya, sababo la xiriira culeysyo ka imanaya dhanka siyaasada.

News Keydmedia Online | 18 December 2021

Mushariixiinta mucaaradka ayaa ku kala qeybsan qaabka loo wajahayo boobka doorashadda, iyadoo ay jiraan kuwa ku qanacsan waxa socda.

News Keydmedia Online | 18 December 2021

Abaarta oo ku fiday dhamaan dalka ayaa waxaa ugu daran tan ka taagan koonfurta Soomaaliyeed, gaar ahaan deggaannada uu ka arrimiyo maamulka Jubaland.

News Keydmedia Online | 18 December 2021

Dhawaan waxaa Muqdisho soo gaarey qeyb kamid ah diyaarado drones ah, oo Turkiga ugu tala-galay in Farmaajo ku dagaal-gallo, maadaama uu kursiga diidey inuu ka dego.

News Keydmedia Online | 18 December 2021

Labo Kursi oo midkooda Yaasiin Fareey boobey ayaa lagu qasbey Gudiga inuu fasaxo, iyadoo taasii keentay in Musharixinta tooshka ku ifiyaan Gudiga Xalinta Khilaafka doorashadda.

News Keydmedia Online | 18 December 2021

Qaarka dhaawacmay ayaa loola cararay xarumaha caafimaadka, oo iminka xaaladdooda lagu dabiibayo, inkasta, oo ay jiraan kuwa dhaawacoodu uu halis yahay.

News Keydmedia Online | 16 December 2021

Dec 2017 ayay NISA weerartay Guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur xili habeen ah, waxayna dishay illaa shan kamid ah ilaaladiisa, isagana way dhaawaceen.

News Keydmedia Online | 16 December 2021

In labo sano kusoo afjarayo ayaa kamid ahayd balan-qaadyadii uu Farmaajo kusoo galay doorashadda 2017.

News Keydmedia Online | 16 December 2021

Lafta-Gareen waxuu halgan ugu jiraa inuu dhamaan Xildhibaanada ka imaanaya Koonfur Galbeed ka dhigo taageeriyaasha Farmaajo.

News Keydmedia Online | 15 December 2021

Kooxo hubeysan ayaa fiidnimadii caawa degmada Wadajir ku dilay nin ganacsade ah, oo dukaan yar ku lahaa xaafada kaawa-godeey.

News Keydmedia Online | 15 December 2021

Gudoomiye Jeyte ayaa si toos ah Jeneral Xuud iyo maleeshiyaadkiisa ugu tilmaamay caddow siyaasadeed, oo ay laga maarmaan tahay in lala diriro.

News Keydmedia Online | 15 December 2021

Waxaa xalay ilaa maanta Magaalada Muqdisho la socday Howl gal ka dhan ah, goobaha lagu iibiyo waxyaabaha maanka-dooriya.