Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 15 December 2021

Arrintan ayaa kuu bidhaamineysa saameynta xooggan ee ay Farmaajo iyo Fahad ku leeyihiin doorashadda boobka ku sifawday ee socota.

News Keydmedia Online | 15 December 2021

Xaalad nololeed oo aad u xun ayey waqtigan wajahayaan caruurta dibad-yaalka ah ee ku dayacan wadooyinka Caasimadda Muqdisho, mana jirto cid si dhab ah uga war qabto marxaladooda dhanka nolsha.

News Keydmedia Online | 14 December 2021

Waxaa qiimo dhacday lacagta shilin Soomaaliga, taasoo iminka ka sii nabaad guureysa dalka, iyadoo booskeedina uu gashay lacagta Dollarka ee dalka mareykanku leeyahay.

News Keydmedia Online | 14 December 2021

Doha ayaa malaayiin dollar ku fatahdey doorashaddii Feb 2017, taasoo ay kusoo saartey daqiiqadii ugu dambeeyay Farmaajo, oo ugu abaal gudey inuu u gacan geliyay dalka.

News Keydmedia Online | 14 December 2021

Qaar ka mid ah askarta ayuu kala dhantaalmay lixaadkoodii, waxana ay sheegayaan in ay ka qoomameynayaan ku biirista ciidamada qalabka sida, maadaama ay waayeen daryeelkii ay filayeen.

News Keydmedia Online | 14 December 2021

Wadooyinka Caasimadda Muqdisho ayaa la qorsheynayaa in dhawaan laga daad gureeyo caruurta darbi-jiifka ah, oo badankooda ku silicsan dariiqyada.

News Keydmedia Online | 13 December 2021

Ururada bulshada rayidka ayaa dhankooda Rooble u ballan qaaday in ay door muuqda ka geysanayaan kaalmeynta iyo ukuurgalida dadka ay abaartu saameysay ee ku nool koonfurta iyo bartamaha dalka.

News Keydmedia Online | 13 December 2021

Ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug oo shalay galinkii hore tagay goobaha lagu dagaallamay, ayaa saaka ku guuleystay in ay hakiyaan dirirtii dhiigga badan uu ku daatay ee halkaasi ka socotay.

News Keydmedia Online | 12 December 2021

Baashe ayaa dhawaan yimid Turkiga, isagoo kusoo wajahnaa dalka Kenya. Marxuumka wuxuu la dhashay Wasiirkii hore ee Dastuurka xukuumaddii Khayre Cabdi Xoosha Jibriil, oo geeriyoodey March 2019.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Caasimadda qeybo kamid ah waxaa laga furey warshado lagu sameeyay qamriga iyo noocyada kale ee daroogadda, sida uu qoray Cumar Filish.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Horey ayuu Cabdi Xaashi u sheegay in doorashadda ay ka dhacday Musuq-maasuq sidaas daraadeed loo baahan yahay in dib loogu laabto kuraasta Aqalka Hoose ee Somaliland.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Fahad Yasin ayaan ku sheegin qoraalka sababta ku kalifta inuu shaqadan ku wareejiyo ninkii horey u hayay Cabdi Saciid Muuse Cali oo hadda laga dhigay Wasiirka Arrimaha Dibadda.