Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Qoor-Qoor waxaa lagu eedeeyay inuu soo saarayo xubno Villa Somalia wadato, oo uu kamid yahay Yaasiin Fareey, oo ku eedeysan dilka Ikraan Tahliil.

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Kuraasta Gobolada Waqooyi ayaa lagu dooranayaa dhamaantodoa xerada Afisyooni, ee ku dhaw Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Hadalka Lafta Gareen ayaa imaanaya xili dalka uu doorasho ku jiro, islamarkaana Al-Shabaab ay labo jibaartay weerarada, si ay u carqaladeyso codbixinta lagu go'aaminayo mustaqalka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 18 November 2021

Mudo ku dhaw hal sano ayuu Farmaajo si sharci-darro ah ku joogaa xafiiska, isagoo qabanaya shaqo aan dastuurka dalka waafaqsanayn.

News Keydmedia Online | 18 November 2021

AMISOM waxay timid Soomaaliya horaantii 2007, waxaan ku baxay howlgalkan balaayiin dollar oo howshii la rabey aan lagu qaban.

News Keydmedia Online | 18 November 2021

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dadka degaanka ay arkeen raggan iyagoo kusii jeeda Garissa, oo wadooyinka ka qaldan, islamarkaana waydiinaya wadada ay u mari lahaayeen.

News Keydmedia Online | 17 November 2021

Dilalka ka dhacaya Muqdisho ayaa joogto noqday, waxanna maanta oo qura inta la oggyahay Magaalada ka dhacay laba kiis oo dil ah.

News Keydmedia Online | 17 November 2021

Saxmad iyo ciriiri dhanka gaadiidka ah ayaa ka taagan gudaha Caasimada Muqdisho, taasoo dhibaato hor leh ku noqotay dadka Magaalada ku nool.

News Keydmedia Online | 17 November 2021

30-kii sano ee ugu danbeysay waa mid aad u baaheysay fara-galinta ay dowladdaha shisheeye ku hayaan arrimaha siyaasada Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 17 November 2021

Waxaa qaab qarsoodi ah Muqdisho lagu keenaa Jaadka Miirowga, kaasoo intii ay dowladda iminka waqtigeedu dhamaaday aanay mamnuucin ka iman jiray Dalka Kenya.

News Keydmedia Online | 16 November 2021

Wasaarada Waxbarashada, ayaa sidoo kale ka dalbatay barre-yaasha dugsiyadaasi, in u soo xaadiraan xiisadaha ay siiyaan ardayda, isla markaana iyagoo muujinaya dulqaad ay howshooda u wataan si howl-karnimo ah.

News Keydmedia Online | 16 November 2021

Maalmihii la soo dhaafay waxaa kordhay, howl galada ay boolisku ka sameynayaan xaafadaha kala duwan ee Caasimada, waxanna ciidanku ay aruurinayeen dhalinyarada, iyagoo ka dalbanaya wada shaqeyn.