Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 15 November 2021

Waxaa soo kordhaya Huteellada Caasimada laga yagleelayo, ee lagu sameeyo waxyaabo aan raadka ku lahayn dhaqanka iyo diinteena suuban.

News Keydmedia Online | 15 November 2021

Caruurta Soomaaliyeed ayaa indhaweydba ahaa kuwa la mataanoobay waaya adag, oo ugu biiray tii waxbarasho la'aan ee heysatay muddooyinkii ugu danbeeyey.

News Keydmedia Online | 15 November 2021

Naafadan Barakacayaasha ah, ayaa u dawarsi taga suuqyada Muqdisho, waxanna inta badan dhacda in iyagoo fara maran ay dib ugu soo laabtaan aqaladooda cooshadaha ka sameysan, taasoo sii siyaadineyso wal walka ay la bahoobeen.

News Keydmedia Online | 14 November 2021

Booliska Guriceel ee Galmudug ayaa sheegay in ninkan ay ka soo qabteen miyaga degmadaasi, kadib xog ay ka heleen shacabka oo ka war haayey kiiska dilka ah ee uu ku eedeysan yahay.

News Keydmedia Online | 14 November 2021

Waxaa galinkii danbe ee maanta la shaaciyey, jadwalka kuraas ka mid ah kuwa Somaliland ka soo galaya Golaha Shacabka.

News Keydmedia Online | 14 November 2021

Waxaa mudooyinkii ugu danbeeyey kordhayey mehradaha ganacsi ee furanayaan dadka ajaanibta ah ee dalka soo maciisanday, halka dhalintii Soomaaliyeed ay shaqo la'aan u fadhiyaan gidaarada.

News Keydmedia Online | 14 November 2021

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab, ayaa xustay in doorashadan ay haweenka kaalin wax ku ool ah ka soo hoyn doonaan, isla markaana ay u dhawdahay in ay helaan saamigooda siyaasadeed.

News Keydmedia Online | 14 November 2021

Jawaari ayaa soo noqday labo xili gudoomiyaha Gollaha Shacabka, waxaana uu kamid yahay aqoonyahanadda Soomaaliyeed kuwa ugu magaca dheer.

News Keydmedia Online | 13 November 2021

Waxay ka dhigan tahay doorashadda labada Kursi dhamaadka hanaanka lagu soo xulayo xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad.

News Keydmedia Online | 13 November 2021

Dagaalka markii uu dhamaadey ma jirin miino baaris la sameeyay, waxaana loo faxay shacabka inay dib ugu soo laabtaan guryahooda.

News Keydmedia Online | 13 November 2021

AMISOM ayaa dalka timid Jan 2007, iyadoo Ciidanka Uganda ay ahaayeen kuwii ugu horeeyay ee cagta oo saarey ciida Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 13 November 2021

Gabdhaha yar-yar ayaa weli la kulmaya guur qasab ah, iyadoo cadaadisku uu uga imanayo dhanka waalidkood oo eegay daruufta dhaqaale ee ay qoysku la daala dhacayaan.