Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 22 November 2021

Galmudug ayaa isku diyaarinaysa doorashadda kuraasta ugu horeysa ee Gollaha Shacabka, oo la filayo inay maalmaha soo aadan Dhuusamareeb ka dhacdo.

News Keydmedia Online | 22 November 2021

Waxaa la soo saaray warbixin sanadeedka ku saabsan baaritaanka maaliyadda laamaha dawladda, taasoo ay ku xusan yihiin dhaqaale badan oo uu lunsaday hoggaanka Villa Soomaaliya sida sharci darrada ah ku fadhiya.

News Keydmedia Online | 21 November 2021

Waxana qaraxa ku dhaawacmay Sharmaake Maxamed Warsame oo ah Agaasimaha Taleefashinka dowladda iyo darawalkii gaarigaasi waday, oo iminka dhaawacooda lagu dabiibayo mid ka mid ah isbitalada Muqdisho 

News Keydmedia Online | 21 November 2021

Heer aad u sareeya ayey xiligan mareysaa abaarta ka taagan Gobolka Gedo, waxaana dhamaaday badi xoolihii ay dadku dhaqan jireen.

News Keydmedia Online | 21 November 2021

Dagaal aad u qaraar ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose, waxana dagaalkani uu sababay khasaare kala duwan.

News Keydmedia Online | 21 November 2021

Kooxda Al Shabaab ayaa war ka soo saartay qarax xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Afrika wuxuu ahaa wariye mudo usoo shaqeynayay Warbaahinta dowladda, waxaana looga bartey wararka lidiga ku ah Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Wali lama oga khasaaraha, waxaana la maqlayaa rasaas xoog leh oo goobta ka dhacaysa.

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Wasiirkii arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Maxamed Cabdirisaaq oo maanta uu xil ka qaadis ku sameeyey Rooble ayaa ka hadlay sida uu arko arrintaasi.  

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Wasiirka ayaa xafiiska joogey mudo hal sano ah, waxaana xilka qaadistiisa timid wax yar kadib markii uu bixiyay wareysi.

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Ra'iisu wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey Wasiirka arimaha dibada, isagoo shaqsi cusub u magacaabay Wasaaradaasi.

News Keydmedia Online | 20 November 2021

Ayaxa oo ah cayayaan duula ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey dhibaato xooggan ku hayey beereelayda Soomaaliyeed, waxana dad fara badan uu baday in ay soo gabaadsadaan xeryaha barakacayaasha.