Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 7 November 2021

Waalidiinta Soomaalida badankooda ayey caaddo soo jireen ah u ahayd in gabdhaha aan loo dirin xarumaha waxbarashada, taa baddelkeedna ay kaalin ka qaataan howsha guriga, hase ahaatee taasi aya xilligan u muuqata mid laga gudbay.

News Keydmedia Online | 6 November 2021

Dagaalka Itoobiya ayaa sanad jirsaday, waxana laga cabsi qabaa in mucaaradku ay afganbiyaan dowladda lana wareegeen Magaalada caasimada ee Addis Ababa, taasoo ay walaac badan ku kordhisay dalalka ku yaala geeska Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 6 November 2021

Dowladda Xasan Sheekh ayaa u magacawday xilka, kadib markii uu kasoo goostay Al-Shabaab oo amiiradeeda kamid ahaan jiray.

News Keydmedia Online | 6 November 2021

Diblomaasiga ayaa sheegay inay la-yaab ku noqotay go'aanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda kasoo baxay, wuxuuna ku dooday inuusan ogeyn qalad uu galay.

News Keydmedia Online | 6 November 2021

In la eryo diblomaasigan u dhashay Uganda waxay ahayd qorsho mudo laga shaqeynayay, oo dhowr jeer dacwado laga gudbiyay ninkan, balse AU-da wax ka qaban waysay.

News Keydmedia Online | 4 November 2021

Tirada illaa hadda ka caafimaadey waxay gaaresyaa 10,767, kuwaasoo u badan dhalinyarada jirkooda difaaca adag leh.

News Keydmedia Online | 4 November 2021

Jubbaland ayaa sheegay in Farmaajo uu faragelin joogto ah ku hayo arrimaha Garoomadeeda diyaaradeed xili ay jirto xiisad siyaasadeed.

News Keydmedia Online | 4 November 2021

Dagaal beeleedka waxaa lagu dilay in ka badan 3 qof, waxaana jira dhaawacyo intaas ka badan oo loo qaadey Gaalkacyo.

News Keydmedia Online | 3 November 2021

Waxaa kordhaya weerarada dowladda Soomaaliya uga imanaya dhanka Al-Shabaab, iyadoo falalkaasi amni darro ee badanayana ay qeyb ka yihiin kuwa si dadban ula shaqeeya Kooxda oo isa soo dhiibay, isla markaana la siiyey kalsooni dheeraad ah.  

News Keydmedia Online | 3 November 2021

Xaaladda Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa walo kacsan kadib dagaal xoogan oo ka dhacay Maanta, waxaana dirirtan ay salka ku heysaa dhismaha Gollaha degaanka, oo laga qadiyey dadka ku hadla afka maxaa tiriga.

News Keydmedia Online | 3 November 2021

Diyaaradaha Ciidanka Cirka ee Soomaaliya ee yaalla Garoonka Jomo Kenyatta, oo ku diiwaan gashan 8204 iyo 3C-ZZA, ayaa lagu xaraashayaa lacag dhan $730 oo doollarka Mareykanka ah mid kasta.

News Keydmedia Online | 3 November 2021

Qatar ayaa 2017 Farmaajo ka taageertay dhinaca dhaqaalaha doorashadda, iyadoo lacagta loo soo mariyay Fahad Yaasiin, oo ah dalaalka Doha ee Soomaaliya u fadhiya.