Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 30 October 2021

Bulshada Banaadiriga ayaa cod dheer ku dalbaday in ay doonayaan in ay dhacdo doorasho daah furnaan ah, si ay ugu soo baxaan xildhibaano rabitaankooda ku yimid oo ay kalsooni buuxda ku qabaan.

News Keydmedia Online | 30 October 2021

Soomaali badan baa ku nool dalka, oo intooda badan ganacasato ah, waxaana lagula dhaqmaa si xushmad darro ah mararka qaar.

News Keydmedia Online | 30 October 2021

Colaadda cusub ee kasoo cusboonaatay Galmudug iyo weerarada sii kordhaya ee Kooxda Al-Shabaab ayaa sii adkeeyay xaaladda, iyadoo horey khilaaf siyaasadeed u taagnaa.

News Keydmedia Online | 28 October 2021

Lafta-Gareen ayaa ka qeybgalay munaasabada qalin-jebinta Ciidamada cusub, oo loogu tala-galay inay ka howlgalaan Wanlaweyn.

News Keydmedia Online | 28 October 2021

Haddii aan la helin xal siyaasadeed iyo boolis maxalli ah oo wanaagsan, in nabad ilaaliyayaasha laga saaro Soomaaliya way adkaan doontaa.  

News Keydmedia Online | 28 October 2021

Jubbaland ayaa waxay gacanta ugu jirtaa Axmed Madoobe mudo ka badan 8 sano, isagoo ka dhigtay sidii boqortooyo oo kale, oo aan kursiga ka degaynin.

News Keydmedia Online | 28 October 2021

Ahlu Sunna ayaa Galmudug ku wareejisay Guriceel iyo hub ay uga qabsatay dagaalladii ay la galeen, waxayna Kooxda hadda u baxsatay degaanno duleedka ku yaalla oo wararku ay sheegayaan inay kawado abaabul Ciidan.

News Keydmedia Online | 28 October 2021

Puntland ayaa lagu eedeeyay inay ka shaqeynayso sidii Galmudug colaadda ka taagan usii socon lahayd, iyadoo ka ilaalinaysa inay furato dekadda Hobyo.

News Keydmedia Online | 25 October 2021

Sidoo kale Buqda Boddaale ayaa biyo badan ku furtay Degmada Balcad, waxaana shacabku ay jawaano carro ah dhigayaan jiinka webiga, maadaama la galay xilliga deyrta oo biyo badan ay ku hoorayaan Webiga.

News Keydmedia Online | 25 October 2021

Boqolaal dumar u badan ayaa isagu soo baxay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho, iyagoo kasoo horjeeda dagaalka Farmaajo iyo Qoor-Qoor ka guriyeen Guriceel.

News Keydmedia Online | 25 October 2021

Sidee urur siyaasadeed ayaa u tartamaya kuraasta gollayaasha degaanka saddex degmo oo kamid ah Puntland, waxayna codeynta soconaysaa hal maalin.

News Keydmedia Online | 25 October 2021

Jubbaland ayaa tan iyo 2013 waxaa xukumayay hogaamiyihii Jabhadda Raas Kambooni Axmed Madoobe oo Kenya taangi ku geysay Kismaayo dhamaadkii 2012.