Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 10 November 2021

Waxaa Duleedka Muqdisho soo maciinsaday, maal-mihii ugu danbeeyey barakacayaal guryahooda uga soo tagay abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka.

News Keydmedia Online | 10 November 2021

Farmaajo ayaa markii uu hantay kursiga dalka ugu sareeya ku kacay xadgudubyo kala duwan, isagoo masuq maasuqay dhaqaalo aad u fara badan, taasoo iminka ay baaritaan ku hayaan guddi madaxbanaan.

News Keydmedia Online | 9 November 2021

Waxaa weli deeggaanada miyiga ah ka socda gudniinka fircioniga ee loo gaysanayo gabdhaha da'da yar, iyadoo ay kooban yihiin kiisaska la xariira arrintaasi ee ka dhacaya Magaalooyinka waa weyn ee dalka.

News Keydmedia Online | 9 November 2021

Soomaali badan ayaa go'doon ku ah xuduuda u dhaxeysa dalalka Belarus iyo Poland, waxanna dadkan ay daneynayaan in ay u gudbaan dhanka Poland, iyagoo caqabad xooggan kala kulmaya cimilada iyo ciidamada ilaalada xadka ay dhooban yihiin, oo ah meel ay adag tahay in laga tillaabo.

News Keydmedia Online | 9 November 2021

Waxaa gargaar la gaarsiiyey gobolo ka tirsan dowlad deeggaanka Soomaalida Itoobiya, oo ay saameysay abaarta xilligan ka jirta gayiga Soomaaliyeed.

News Keydmedia Online | 8 November 2021

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Muqdisho, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay gaabiska ku yimid doorashooyinka Soomaaliya iyo waxyaabaha fashilka ku keenay jadwaladii horey loo qorsheeyey.

News Keydmedia Online | 8 November 2021

Drones-ka la qabtay waxay keeneen walaac iyo cabsi badan, oo laga qabo in Fahad Yaasiin u adeegsado shirqoollo dilal ah oo ka dhan ah Mucaaradka.

News Keydmedia Online | 8 November 2021

Waalidiin badan oo ku nool dalka iyo kuwa qurbaha ka soo noqday ayaa ubadkooda ku xareeya xarumo dhaqan celin ah, oo mudooyinkii ugu danbeeyey laga hirgaliyey Muqdisho.

News Keydmedia Online | 8 November 2021

Wasiir Falagle oo qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in khilaaf beeleed uu ka dhashay labada kursi ee ku dhiman Maamulka Galmudug, isagoo hoosta ka xariiqay in ay iminka ku howlan yihiin sidii ay arintaasi u xalin lahaayeen.

News Keydmedia Online | 7 November 2021

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xueen Rooble, iyo Wakiilka xog hayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, ayaa ka wada hadlay arimo ku saabsan dar dar galinta doorashadda.

News Keydmedia Online | 7 November 2021

Gudoomiyaha cusub ee Magaalada Kismaayo ayaa shacabka halkaasi ku dhaqan uga digay in ay garsoor u doontaan maxkamadaha Al- Shabaab, oo noqoday mudooyinkii u danbeeyey meel ay garsoor u radsadaan tiro Soomaali ah.

News Keydmedia Online | 7 November 2021

Xaalad adag ayey xilligan wajahayaan dadka ku dhaqan, deeggaano badan oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya, waxaana xooggeysatay abaartii ka jirtay goobahaasi, iyadoo iminka kiisas dhimasho ah la soo werinayo.