Keydmedia Online Topic page

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ waa Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Farmajo waxa uu ku dhashay Caasimada Muqdisho sanadkii 1962-dii. Waxa uu dugsiga dhexe uga baxay iskuulka 1-da Luuliyo, kan sarena wuxuu ku qaatay dugsigii farsamada gacanta ee Lafoole.

Faramaajo waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer deganaa magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Wuxuuna horey usoo noqday Ra’isul Wasaare laga soo bilaabo Nofeembar 2017 ilaa Juun 2011 waana aasaasaha ahan Xoghayaga-Guud ee Xisbiga Tayo.

Kani waa bogga ‘Farmaajo’ ee Keydmedia Online

News Keydmedia Online | 17 March 2021

In mudo ah Kooxda Nabad & Nolol ayaa sumcad dil ku sameynaysa madaxdii hore ee dalka, gaar ahaan Xasan Sheekh, Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

News Keydmedia Online | 4 March 2021

Waa markii 3aad oo fashil ku yimaada kulanka Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday iclaamiyay, iyadoo ay diideen ka qeybgalkiisa Jubaland iyo Puntland.

News Keydmedia Online | 2 March 2021

Farmaajo ayaa shir kale oo aan loo dhameyn isagu yeeray qaar kamid ah maamullada iyo duqa Muqdisho afarta bishan.

News Keydmedia Online | 23 February 2021

Kani Torun ayaa noqday Safiirka Turkiga ee Soomaaliya xiligii dowladdii Xasan Sheekh.

News Keydmedia Online | 21 February 2021

Waxaa kamid ah shuruudaha in Farmaajo uusan qeyb ka noqon hanaanka doorashooyinka, maadaama uu lamid yahay Musharixiinta kale.

News Keydmedia Online | 20 February 2021

Midowga Afrika, IGAD, QM, Mareykanka, Imaaraadka iyo dalal kale oo katirsan Beesha Caalamka ayaa si isku mid ah uga falceliyay dagaalkii Muqdisho ka dhacay.

News Keydmedia Online | 20 February 2021

Villa Somalia ayaa qoraal ay soo saartay xili habeen ah ku shaacisay in maalinti xigtay 18-ka February uu Farmaajo la kulmayo Madaxda Maamulladda iyo duqa Muqdisho, 18 iyo 19-ka ayaa loo qorsheeyay.

News Keydmedia Online | 19 February 2021

Maanta oo Jimco ah waxaa qorsheysan Banaanbax loo magac bixiyay 'Kacdoonka Shacabka', halkaani waa Bogga rasmiga ah ee KEYDMEDIA ONLINE ee aan idinku talagalnay inaan adin kugu soo gudbino si toos ah Wararka iyo Warbixinnada la xiriira Bannaanbaxa weyn ee Maanta. 

News Keydmedia Online | 16 February 2021

Muqdisho waxaa aad loo hadal-hayaa Banaanbaxa Jimcaha ay ku baaqeen Musharixiinta Mucaaradka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 15 February 2021

Qaraarka oo ku saabsan magacaabista 7 kamid ah 9-ka xubnood ee Guddiga Adeegga Garsoorka waxaa meel-mariyay Aqalka Hoose 2020, laakiin ma ansixin mana la horgeyn Senate-ka.

News Keydmedia Online | 11 February 2021

Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan ismariwaa siyaasadeed oo dib u dhigay jadwalka doorashada iyadoo hogaamiyaasha ay isku fahmi waayeen gudiga doorashada iyo Gedo oo laf dhabar u ah muranka.

News Keydmedia Online | 9 February 2021

Musharaxiinta ayaa kulan ay ku yeesheen shalay Muqdisho ku sheegay inaysan aqoonsanayn Farmaajo inuu yahay Madaxweyne sharci ah, maadaama mudo xileedkiisa uu dhamaaday.