Keydmedia Online Topic page

Puntland

Waa bogga Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland ka soo baxa. Boggaan waxaad ka haleysa Qoraallo, Fallanqeyn iyo Wararka Deegaanka Puntland. Puntland ama Buntland waxay si rasmi ah u tahay Dowlad goboleedka Puntland, waa maamul goboleed ku yaalo woqooyi bari ee dalka Somaaliya. Maamulkaan caasimadiisa waa Garoowe ee gobolka Nugaal.

Warar Keydmedia Online | 18 July 2020

Imtixaanka sanadkaan ee Wasaaradda waxbarashada ayaa lagu soo kordhiyay fasallada 8-aad ee Dugsiyada Dhexe.

Warar Keydmedia Online | 17 July 2020

Khasaarooyin kala duwan ayaa ka dhashay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiye beeleed oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Mudug, ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 16 July 2020

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo dowlad goboleedyada ayaa kuwada sugan Garoowe si ay uga qeyb galaan aaska marxuum Xasan Abshir Faarax.

Warar Keydmedia Online | 15 July 2020

Safarkaan Ra'iisul wasaare Kheyre iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa u jeedkiisu yahay ka qeyb galka duugta Ra'iisul wasiirihii hore ee dalka iyo madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland.

Warar Keydmedia Online | 13 July 2020

Dagaalka Siyaasadeed ee dowladda Dhexe iyo Puntland ayaa haatan salka ku hayo arimmaha ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo awood qeybsiga.

Warar Keydmedia Online | 9 July 2020

Janeraal Muuse Jaamac Delef oo Somaliland ugu magacaaban taliyaha qeybta Gobalka Sanaag ayaa hogaaminayay duulaanka lagu qabsaday magaalada Dhahar.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 25.4°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

War Kooban