Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 27 May 2021

Waxaa socda dadaallo lagu qancinayo Cabdi Xaashi oo qaadaacay heshiiska doorashadda.

News Keydmedia Online | 27 May 2021

Munaasabadda ayaa la filayaa inay kasoo qeybgalayaan dhamaan dhinacyad siyaasadda Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 27 May 2021

Siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada Waqooyi ayaa diiday habka saami-qeybsiga ee la sameeyay, gaar ahaan xubnaha gudiyadda doorashadda.

News Keydmedia Online | 27 May 2021

Tan iyo markii xorriyadda la qaatay, dalalka deriska la ah Bariga Afrika ee wadaagga xuduud dhan 682-kilomitir (423-mayl) waxay leeyihiin xiriir aan wanaagsanayn.

News Keydmedia Online | 27 May 2021

James Swan wuxuu sheegay in hirgelinta heshiiskii doorashadda ee Sep 17 ay soo wajaheen caqabado dhowr ah.

News Keydmedia Online | 22 May 2021

Waxaa wajiga kowaad kulmay Madaxda Maamullada iyo Ra'iisul Wasaare Rooble.

News Keydmedia Online | 22 May 2021

Rooble iyo Madaxda Maamullada ayaa leh kulan gaar ah, iyado lagu wado in berri ay ku biiraan Musharixiinta Mucaaradka.

News Keydmedia Online | 22 May 2021

Rooble ayaa la filayaa inuu sameeyo tanaasul si xal looga gaaro khilaafka taagan.

News Keydmedia Online | 22 May 2021

Dhamaan Madaxda Maamullada ayaa aqbalay casuumaadda Rooble u fidiyay si shuruud la'aan ah.

News Keydmedia Online | 20 May 2021

Qoraal uu u diray gudoomiyaha gudiga Midowga Afrika ayuu ku shaaciyay is-casilaadisa.

News Keydmedia Online | 20 May 2021

Wuxuu la kulmay madaxda saddex maamul iyo duqa Muqdisho.

News Keydmedia Online | 20 May 2021

Waxay ugu mahadceliyeen Madaxda maamullada ka qeybgalkooda aan shuruuda ku xirnayn.