Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 8 May 2021

Cumar C/rashiid oo Ra'iisul Wasaare soo noqday labo jeer dowladihii Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid wanaagsan oo sare u qaadeysa ganacssiga iyo isku socodka.

News Keydmedia Online | 8 May 2021

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in Madaxweynihii hore ee Ghana uu dhex-dhexaadinayo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan.

News Keydmedia Online | 8 May 2021

Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa sheegtay inaysan wax saameyn ah ku yeelan doonin soo-celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Kenya.

News Keydmedia Online | 7 May 2021

Farmaajo ayaa qadka Taleefonka kula hadlay Amiirka Qatar kaasoo kasoo shaqeeyay soo laabashadda xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.

News Keydmedia Online | 6 May 2021

Arintan ayaa timid kadib heshiis shalay lagu gaarey Muqdisho oo dowladda la gashay dhinaca kasoo horjeeday muddo-kordhinta Farmaajo.

News Keydmedia Online | 6 May 2021

Maamulka Farmaajo ayaa December 2020 jaray xiririka Kenya, isagoo xiligaasi ku eedeeyay faragelin joogto ah arrimaha gudaha dalka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 5 May 2021

Waxaa Villa Somalia ka socda saddexdii Habeen ee ugu dambeeyay Kulamo uu Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey la qaadanayay qeybaha kaal duwan ee bulshadda.

News Keydmedia Online | 4 May 2021

Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arimaha Dibada Qatar u qaabilsan La-dagaalanka Argagixisada iyo Dhex-dhexaadinta Khilaafaadka Dr Mutlaq bin Majed Al Qahtani ayaa ku guuleystay abaalmarinta Dhex-dhexaadiyaha ugu wanaagsan 2020, isagoo ku muteystay jaa'izadda dhex-dhexaadinta Taliban iyo Mareykanka.

News Keydmedia Online | 3 May 2021

Senator Muuse Suudi ayaa ugu baaqey Farmaajo inuu ka baxo Madaxtooyadda Soomaaliya maadaama uu waqtigiisa dhamaadey.

News Keydmedia Online | 2 May 2021

Rooble ayaa uga mahadceliyay Farmaajo inuu kusoo wareejiyay fulinta qorshaha doorashadda iyo amaanka.

News Keydmedia Online | 1 May 2021

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Balal Cismaan ayaa Garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wafdiga.

News Keydmedia Online | 1 May 2021

Safaaradda Mareykanka ayaa sidoo kale bogaadisay tallaabada Farmaajo uu qaaday, waxayna ku baaqday in doorashadda si dhaqso loo qabto.