Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 1 May 2021

Hadal-jeedinta Farmaajo ayaa dalbaday kadib markii uu ku dhawaaqay inuu dib ugu laabanayo miiska wadahadalka, islamarkaana uu diyaar u yahay in dib loo soo celiyo heshiiskii Sep 17 ee doorashadda.

News Keydmedia Online | 30 April 2021

Shirka ay isagu yimaadeen Mas'uuliyiin ka socota dalalka ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa looga hadlay xaaladda hadda ka taagan Muqdisho.

News Keydmedia Online | 29 April 2021

Dowladda Ingiriiska waxay kamid tahay dalalka taageeraa Soomaaliya dhinac amaanka iyo bini'aadanimada.

News Keydmedia Online | 29 April 2021

Rooble ayaan wali kasoo dhalaalin doorkiisa siyaasadeed iyo midka hogaamineed, waxaana uu ku dhex dhumay Fahad iyo Farmaajo.

News Keydmedia Online | 29 April 2021

Ciidanka dowladda ayaa lagu soo daadiyay wadooyinka muhiimka ah, iyadoo xoogaga taabacsan Mucaaradka ay wali joogaan goobihii hore.

News Keydmedia Online | 29 April 2021

Fahad Yaasiin ayaa dhawaan safarro qarsoodi ah ku tagey Itoobiya iyo Eritrea, isagoo ka keenay Asmara Ciidan Soomaali ah oo loo soo tababaray NISA.

News Keydmedia Online | 29 April 2021

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa dhanka kale soo dhawaysay diidmada Rooble iyo Maamullada Galmudug iyo HirShabelle ay diideen Muddo-korarsiga.

News Keydmedia Online | 29 April 2021

Villa Somalia ayaa ku qasabtay inuu Mursal si deg deg ah usoo saaro qoraal uu ku beeninayo inuu jiro Mooshin xilka looga qaadayo Rooble.

News Keydmedia Online | 29 April 2021

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Madaxweyniyaasha Galmudud iyo HirShabeelle Qoor Qoor iyo Guudlaawe.

News Keydmedia Online | 27 April 2021

Agaasimaha Idaacadda Guutaale ayaa sheegay in Ciidanka ay jirdil u geysteen qaar kamid ah shaqaalaha.

News Keydmedia Online | 27 April 2021

Muuqaaladii la soo geliyay baraha bulshada ayaa fadeexad ku noqday dowladda oo waji-gabax kala kulantay dhacdada.

News Keydmedia Online | 26 April 2021

Xaaladda Muqdisho ayaa sii adkaanaysa waxaana wadooyinka qaar maanta ahaayeen kuwa maran oo aan ka jirin mashquul badan.