Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 15 January 2022

Waxay Dowladda Dhexe iyo Maamulada ku heshiiyeen Todobaadkii hore inay doorashadda kusoo gabagabeeyaan mudo 40 maalmood gudahooda ah.

News Keydmedia Online | 15 January 2022

Dadka ka soo jeeda gobollada waqooyi, ayaa xilligan ka cabanaya Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guulleed, kaa oo ku haya dhibaatooyin fara badan.

News Keydmedia Online | 13 January 2022

Madaxtooyadda ayaa shaacisay in Farmaajo uu khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Libya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi.

News Keydmedia Online | 13 January 2022

Farmaajo ayaa xumeeyay xiriirka dibadda, isagoo gooyay cilaaqaadka dalalkii sida aadka u garab istaagey Soomaaliya mudadii burburka ku jirtay.

News Keydmedia Online | 13 January 2022

Tan iyo bishii hore, wuxuu Safiirka la kulmay dhowr Madaxweyne Maamul Goboleed, isagoo safaro ku tagey magaalooyin ay Baydhabo kamid tahay.

News Keydmedia Online | 13 January 2022

Hay'adda waxaa maal-geliya Mareykanka, oo Wasaaradda Gaashaandhigga kala shaqeyso la dagaalanka argagaxisadda Puntland.

News Keydmedia Online | 12 January 2022

Wasaaradda Amniga waxay bixisay ogolaanshaha lagu qabanayo bannaanbaxa, iyadoo ay jirtay diidmada duqa Caasimadda Cumar Filish.

News Keydmedia Online | 11 January 2022

Caasimadda ayaa noqotay meel saaxad ah, oo ka dhaca hardanka madaxda siyaasadda ku loolamaysa iyo qaraxyada Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 8 January 2022

Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur ayaa la sheegay inuu leeyahay go'aanka dib loogu furey, iyadoo markii hore Wasiirka Arrimaha Dibadda lahaa.

News Keydmedia Online | 8 January 2022

Taliyihii hore ee booliska Muqdisho, ayaa sheegay in warkaas uusan waxba ka jirin, islamarkaana yahay mid ay Villa Soomaaliya faafisay, oo lagu kala qeybinayo Badbaado Qaran.

News Keydmedia Online | 8 January 2022

Labada hogaamiye ayaa Xamar ka wada shirqoollo ay Farmaajo uga qaadayaan awoodda Ciidan, waxayna adeegsanayaan Rooble, oo aan dhagartooda ku buraarugsanayn.

News Keydmedia Online | 6 January 2022

Gabadhan ayaa samaysay wax u eg faraantiga/fargalka [ring], oo lagu daboolayo halbowliyaasha dhiigga ku shuba wadnaha, kana soo qaada markay cilad ku timaado, si aan dhiiga meel qaldan ugu shubmin.