Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 6 January 2022

Cali Yare, oo ah siyaasi lagu yaqaano inay madaxa martay taageeradda Farmaajo, ayaa wado abaabulka, oo illaa xalay Muqdisho ka socday.

News Keydmedia Online | 4 January 2022

Kulamada waxaa diiradda lagu saarey arrimaha doorashadda iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha taagan, oo ay kamid tahay xiisadda siyaasadeed.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Waxaa maalintii labaad oo xiriir ah deggaano ka tirsan Gobollada Sool iyo Sanaag, ka socda dagaal beeleedyo, geystay khasaare kala duwan.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Ajandaha waxaa kamid ah in degaan doorashadda labada degmo laga yareeyo, oo hal degmo lagu soo koobo, maadaama caqabado ay yimaadeen.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Farmaajo ayaa sanadkii tagey oo kaliya sameeyay labo isku-day afgembi, oo ka fashilmay, waxayna taasi maraqaati ka yahay inuu raba dalka in uu xoog ku haysto xukunka.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Janaraal Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) ayaa mudo sanad ah dagaallo kawada gobolka Hiiraan, wuxuuna ku doodayaa inuu u dagaalamyo dhismaha Maamul ka madax-banaan HirShabeelle.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Waxaa lagu wadaa in maanta uu furmo, shirka gollaha wadatashiga, kaas oo lagu saxayo qaladaadka ka jira arrimaha doorashooyinka.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Hoggaanka waqtigiisu dhamaaday, ayaa xilligan qorsheynaya inuu carqaladeeyo, qorshaha uu Rooble ku saxayo doorashadda boobka ku sifawday.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Cudurka COVID19 ayaa si aad ah ugu baahaya, gudana deeggaanada maamulka Galmudug, iyadoo ay jiraan tiro dad ah oo u geeriyooday.

News Keydmedia Online | 2 January 2022

Shirka ayaa la filayaa inuu berri furmo, sida Keydmedia ay u sheegeen ilo ku dhaw Madaxtooyadda.

News Keydmedia Online | 2 January 2022

Howlgallo ay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ka sameeyeen gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa lagu soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 2 January 2022

Guddiga ayaa la faray, in ay xog sugan ku keenaan, muddo asbuuc ah, taas oo meesha ka saareysa inuu la mid noqdo, guddiyadii aan natiijada lahayn ee hore loo magacaabi jiray.