Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 1 January 2022

Wasiirka Amniga ayaa ku dhaw Rooble, wuxuuna safka hore uga jiraa dagaalka siyaasadeed ee ka dhanka ah Farmaajo.

News Keydmedia Online | 1 January 2022

Ciidamada nabad ilaalinta ee qaraxa lala eegtay ayaa ka soo jeeda dalka itoobiya, waxaana gaaray khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

News Keydmedia Online | 1 January 2022

Markii uu fashilmay afgembigii Farmaajo rabey inuu ku sameeyo Rooble December 27, oo Muqdisho Ciidamo wadooyinka ay xireen, Fahad ayaa u cararay Garoonka diyaaradaha.

News Keydmedia Online | 1 January 2022

Odayaal hadlay ayaa ku eedeeyay in Ciidanka dowladda ee xerada Lama-galaay lagu weeraray Jufo katirsan Beesha Xawaadle, oo lagu magacaabo Yabar-Madaxweyne.

News Keydmedia Online | 1 January 2022

Ra’iisul Wasaare Rooble waxa uu mas’uul ka yahay maamulka doorashada, haddana uu ka shaqeyn la’yahay Farmaajo oo bishii May maalin cad ku wareejiyay mas’uuliyadda howlaha doorashadda dalka.

News Keydmedia Online | 1 January 2022

Si kastaba, Rooble ayaa dadaal ugu jira sidii uu maalmaha soo socda u qaban lahaa shirka lawada sugayay, ee looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka.

News Keydmedia Online | 1 January 2022

Waxuu kuraasta Aqalka Hoose ee laga soo dooranaya Koonfur Galbeed ku fariisinayaa Xildhibaanno u codeeya Farmaajo.

News Keydmedia Online | 30 December 2021

Ganacsiga iyo isku socodka goobta dagaalka ayaa xiran, waxaana labada dhinac ay helayaan gurmadyo, taasoo muujinaysa inay colaadda sii xoogeysanayso.

News Keydmedia Online | 30 December 2021

Dagaalka ayaa imaanaya xili lagu wadey in Beledweyne doorashadda Gollaha Shacabka ka billaabato, islamarkaana uu booqdo Guudlaawe.

News Keydmedia Online | 30 December 2021

Muqdisho waxaa ku qulqulaya Madaxda Maamulada, kuwaasoo ku qasbanaadey inay ka qeybgalaan Shirka uu ku baaqey Rooble.

News Keydmedia Online | 30 December 2021

Labada Walaalaha ah ayaa la toogtay iyagoo Bajaaj saaran xili Habeen ah isgoyska Dabka, ee magaaladda Muqdisho.

News Keydmedia Online | 30 December 2021

Ciidanka qaranka ayaa mudadii uu Farmaajo xafiiska joogey si aad ah ugu milmay siyaasadda dalka, waxaana Villa Soomaaliya ka dhigtay kuwa shaqsi u adeega.