Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 23 January 2022

Gollaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, ayaa meesha ka saaray gabi ahaanba, in ururka ONLF uu yahay mid argagixiso ah, taas oo waxba kama jiraan ku tilmaameysa, qaraar ay xukuumadii kheyre 2017, ururkaasi ugu aqoonsatay argagixiso.  

News Keydmedia Online | 22 January 2022

Beledweyne waxaa yaalla Kursiga uu raba Fahad Yaasiin inuu ku fariisto, kaasoo mudo sanado badan ku fadhiyay Faarax C/qaadir.

News Keydmedia Online | 22 January 2022

Muran fara badan ayaa maalmihii ugu danbeeyey hareeyey, cida iska leh masuuliyada amniga caasimadda Muqdisho, xilli ay sii badanayaan falalka amni darro.

News Keydmedia Online | 22 January 2022

Saddexdii Sano ee Fahad hogaanka NISA hayay waxay hay'adda noqotay mid lagu weeraro Mucaaradka, Warbaahinta iyo Madaxda dowlad Goboleedyada ka fekerka duwan Farmaajo.

News Keydmedia Online | 22 January 2022

Somaliland ayaa dhawaan waji-gabax kala kulantay Baarlamaanka Ingiriiska, kadib markii doodii laga heeshay qadiyadeeda aqoonsi natiijo la'aan kusoo dhamaatay.

News Keydmedia Online | 20 January 2022

Dilalka iyo qaraxyada ayaa Muqdisho mudooyinkii dambe kusoo badanayay, iyadoo Madaxda ay ku mashquuleen arrimaha siyaasadda iyo doorashadda.

News Keydmedia Online | 20 January 2022

Intii taabacsanayd MD hore Farmaajo ee ku jirtay Gudiyadda doorashooyinka ayaa xididka u siibay, isagoo ku bedelay kuwa cusub oo hadda hogaanka la wareegay.

News Keydmedia Online | 20 January 2022

Tan iyo markii uu curtay sanadka cusub 2022, waxaana Caasimadda ka dhacay afar qarax oo waaweyn, kuwaasoo loo fuliyay si ka duwan kuwoo hore.

News Keydmedia Online | 20 January 2022

Koonfur Galbeed ayaa shalay lagu doortay shan kursi, waxayna dhamaadka bishan dooran doontaa kuwa kale, iyadoo hanaanka uu yahay mid aan ka jirin daah-furnaan.

News Keydmedia Online | 19 January 2022

Dowladda Ingiriiska ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan gooni isku-taagga Somaliland, iyadoo u sheegtay maamulka Muuse Biixi inuu aqoonsiga ka raadiyo Muqdisho.

News Keydmedia Online | 15 January 2022

Bishii hore ayaa la cayriyay Gudoomiye Cirro, oo lagu eedeeyay inuu u musuq-maasuqayay Farmaajo doorashadda kuraasta Baarlamaanka.

News Keydmedia Online | 15 January 2022

25-kii December 2021 ayaa xilka laga qaadey Maxamed Xasan Cirro, oo ahaa Gudoomiyaha Gudiga Doorasooyinka Heer Federaal [FEIT].