Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 23 December 2021

Kumanaan qof ayaa ku barakacdey colaadda Boosaaso, iyadoo khasaaraha dhimashada uu sii kordhayo maalinba maalinta ka dameysa.

News Keydmedia Online | 22 December 2021

Todobaad kahor ayay ahayd markii Askarta wadada Dabka ku dileen labo dhalinyaro ah oo isla dhashay iyo wiil kale oo isna lagu dilay Zoobe.

News Keydmedia Online | 21 December 2021

Tallaabadan ayaa ka dhigan in 15-ka xubnood ee ee Gollaha Ammaanka Qaramada Midoobay fasaxeen joogitaanka Amisom ilaa ugu yaraan bisha Maarso ee sanadka soo socda.

News Keydmedia Online | 21 December 2021

Kulankan ayaa la filayaa in musuq-maasuqa doorashadda looga hadlo, iyadoo aan la ogeyn in madaxda ay xal ka gaari karaan khilaafka taagan.

News Keydmedia Online | 21 December 2021

Gollaha Amniga ayaa 2012 mamnuucay ka ganacsiga Dhuxusha Soomaaliya, wax yar kadib markii Al-Shabaab laga saarey Kismaayo, oo ahayd meesha ugu badan ee laga dhoofiyo.

News Keydmedia Online | 21 December 2021

Taliyaha ciidanka Soomaaliya ugu darajada sareeya, Bashiir Goobe ayaa jawaab kulul ka bixiyey eed taliyaha ciidanka badda uu u jeediyey RW Rooble, taasoo ku wajahneyd inuu wado dhul boob.

News Keydmedia Online | 21 December 2021

Gobollada Galgaduud iyo Hiiraan waxaa mudooyinkii ugu danbeeyey ka soo cusboonaaday dagaal beeleedyo, salka ku haya sadbursi dhan nolosha deggaanka ah

News Keydmedia Online | 21 December 2021

Waxyaabaha Maanka-dooriye oo ay ugu weyn yihiin khamriga iyo xashiiska, ayaa xilligan si xad dhaaf ah u soo galaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

News Keydmedia Online | 20 December 2021

Dowladda Soomaaliya ayaa bishii hore ku dhawaaqday in abaarta ay tahay xaalad degdeg ah oo bini'aadantinimo, waxuuna Rooble dhisay Gudi kaasoo illaa hadda tagin gobollada abaabrta ku dhufatay.

News Keydmedia Online | 20 December 2021

Waxaa Baydhabo lagu qasaariyay malaayiin dollar, oo lagu badbaadin karay nolosha malaayiin ruux oo gaajo iyo haraad u dhimanaya abaarta darteed.

News Keydmedia Online | 19 December 2021

Maadama xilkii laga xayuubiyey 7 xubnood oo ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka oo uu ku jiray gudoomiyihi Xasan Laki, waxaa la is waydiinayaa malaga yaabaa in dib loogu laabto kuraastii ay hore go'aanka uga gaareen guddigan.

News Keydmedia Online | 19 December 2021

Shilalka gaadiidka ayaa si xowli ah ugu soo badanaya gudaha Magaalada Muqdisho, iyadoo shilalkaasina ay ka dhashaan khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.