Keydmedia Online is under expansion!
Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo 30-KM ah ayaa waxaa ka dhaca qaraxyo miino oo lala eegtay gaadiidka Ciidamada DF iyo AMISOM.
Ciidamada ayaa si aan kala sooc lahayn ugu furay rasaas dad shacab ah oo ka agdhawaa goobta lagu qarxiyay Kolonyada AMISOM.
Shalay ayay ahayd markii qarax is-miidaamin ah oo dhacay afaafka General Kaahiye ay ku dhinteen 5 qof.
Kulanka ayaa yimid kadib markii Itoobiya ay billowday inay Ciidankeeda, kuwa aan kamid ahayn AMISOM kala baxdo dalka Soomaaliya, si ay ugu biiraan dagaalka ka dhanka ah TPLF.
Al-Shabaab waxay bartilmaameed u tahay duqeymaha joogtada ah ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka, maadama dowladda Soomaaliya awoodeeda daciif tahay oo ay ku tiirsan tahay AMISOM.
Dowladda Ghana ayaa maanta Ciidamo Boolis ah oo ka tirsan howlgalka AMISOM usoo dirtay Soomaaliya, waxeyna maanta kasoo dageen Caasimadda.
Taliyaha Ciidanka Militeriga Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay Ciidanka ay dagaal saacado qaatey kula galeen Al-Shabaab nawaaxiga Diinsoor.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Kooxda Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadey Kolonyo ay wateen Ciidamada Itoobiya.
Ciidamada Burundi ayaa haweenda ku toogtay tuulada Buuraane ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dadka degaanka ayaa sheegay hooyadda la dilay lagu magacaabi jiray "Guura Xuseen Tuure".
Weerarkan ayaa noqonaya midkii labaad oo maalin gudaheeda lagu qaado Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, islamarkaana ka howlgala Jubbooyinka.
DIyaaraddan oo lagu soo ridey bishii May ee sanadkan ayaa waxaa ku dhintay dhamaan dadkii saarnaa, oo ahaa shaqaale u kala dhashay Soomaaliya, Kenya iyo dalal kale.
Dawladda Soomaaliya ayaa ka adkaan waysay Al-Shabaab iyadoo taageero Ciidan ka helaysa Midowga Africa iyo Mareykanka oo askar ay ka joogaan dalka.