Keydmedia Online Topic page

Somaliland

News Keydmedia Online | 2 April 2022

Abiy Axmed ayaa qoraal ku qoran Af-Soomaali soo dhigay Maanta bartiisa Twitter-ka, isagoo sheegay inuu garab taagan yahay dadkii xoolahooda ku uwaayay dabka.

News Keydmedia Online | 17 February 2022

Hargeysa waxaa sidoo kale gaarey Safiirada qaar kamid ah dalalka Yurub u fadhiya Soomaaliya, iyagoo Somaliland u tagey arrimo la xiriira abaaraha iyo doorashadda.

News Keydmedia Online | 3 February 2022

Waxaa laga soo qabtay magaaladiisa Burco bishii August 2021, kadib qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, oo kusoo bandhigay in Diinta Masiixiga lagu faafiyo Iskuulka Abaarso.

News Keydmedia Online | 27 January 2022

Farmaajo ayaa hadda kahor ku faaney inuu soo xiray albaabkii Madaxda Maamul Goboleedyada ka gali jireen Itoobiya kahor inta Abiy Axmed xukunka qabsan 2018.

News Keydmedia Online | 24 January 2022

Go'aanka ayaa imaanaya xili Somaliland fashil xoog leh kala kulantay Baarlamaanka Ingiriiska oo doodii ka yeeshay qadiyada aqoonsiga hoos loo dhigay, oo aaney jirin cid dhageysatay.

News Keydmedia Online | 22 January 2022

Waxaa la soo gabagabeeyey dhageysiga dacwada ku qotonta, kiiska weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo xabsiga ugu jira amar ka soo baxay Muuse Biixi.

News Keydmedia Online | 22 January 2022

Somaliland ayaa dhawaan waji-gabax kala kulantay Baarlamaanka Ingiriiska, kadib markii doodii laga heeshay qadiyadeeda aqoonsi natiijo la'aan kusoo dhamaatay.

News Keydmedia Online | 19 January 2022

Dowladda Ingiriiska ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan gooni isku-taagga Somaliland, iyadoo u sheegtay maamulka Muuse Biixi inuu aqoonsiga ka raadiyo Muqdisho.

News Keydmedia Online | 18 December 2021

Hoos u dhac aad u ballaaran ayaa laga dareemayaa ganacsiga suuqa magaalada Ceerigaabo, ee gobolka Sanaag, taas oo ka mid ah goobaha uu ka arrimiyo maamulka Somaliland.

News Keydmedia Online | 18 December 2021

Qaarka dhaawacmay ayaa loola cararay xarumaha caafimaadka, oo iminka xaaladdooda lagu dabiibayo, inkasta, oo ay jiraan kuwa dhaawacoodu uu halis yahay.

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Horey ayuu Cabdi Xaashi u sheegay in doorashadda ay ka dhacday Musuq-maasuq sidaas daraadeed loo baahan yahay in dib loogu laabto kuraasta Aqalka Hoose ee Somaliland.

News Keydmedia Online | 8 December 2021

Dadka ku nool Magaalada Laascaanood, kuma qanacsana ka mid ahaanshaha maamulka gooni isu taaga ku dhawaaqay ee Somaliland, iyagoo si joogta ah u dhiga dibad baxyo ka dhan ah maamulkaasi.