Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 25 March 2021

Wuxuu kusoo beegmayaa xili Farmaajo uu isku dayayo inuu fashiliyo wadahadallada xalka loogu raadinayo khilaafka doorashadda.

News Keydmedia Online | 25 March 2021

Janan ayaa lagu eedeeyay dembiyo waaweyn inuu ka galay shacabka Gedo, oo xasuuq u geystay intii u dhaxaysay 2014-2015.

News Keydmedia Online | 25 March 2021

Farmaajo ayaa waqtiga la luminaya Shacabka, si uu mudo-kordhin u helo.

News Keydmedia Online | 24 March 2021

Hadii ay run noqoto waxay noqonaysaa dharbaaxo culus oo ku dhacday awoodda Axmed Madoobe.

News Keydmedia Online | 23 March 2021

Waxaa Muuqata in Beesha Caalamka uu dulqaadkii kasii dhamaanayo, oo ay lasoo baxeen hadallo aan horey looga baran oo hanjabaad ah.

News Keydmedia Online | 23 March 2021

Tani waxay qeyb ka tahay cadaadiska Beesha Caalamka uu ku saarayo Madaxa Siyaasadda Soomaaliya inay heshiis ka gaaraan khilaafka u dhaxeeya ee dhanka doorashadda.

News Keydmedia Online | 23 March 2021

Odowaa iyo taliyeyaal Ciidan ayaa Garoonka kusoo dhaweeyay Wasiirka.

News Keydmedia Online | 23 March 2021

Maamulka cusub ee Joe Biden ayaa bedelay siyaasadda arrimaha dibadda Mareykanka ee ku aadan Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 22 March 2021

Qoraal kooban oo UNSOM soo dhigtay barta Twitter-ka ku leedahay ayay ku sheegtay inay ku baaqayso si buuxda in looga wada qeybgalo shirka.

News Keydmedia Online | 22 March 2021

Waxuu ku billowday jawi niyad-jab ah, oo aan teendhada ku sugnayd dhinacyadii lagu casuumay oo dhan, iyadoo qol yar isku soo xireen Farmaajo iyo guul-wadiyaashiisa kadibna ku kala tagay.

News Keydmedia Online | 22 March 2021

Hubka waxa uu ka yimid Turkiga, wuxuuna ku socdaa Ciidanka Gorgor oo Farmajao uu doonayo inuu dalka ku qabsado.

News Keydmedia Online | 22 March 2021

Kadib markii madaxa AMISOM uu la kulmay Musharixiinta iyo Madaxda Maamullada, ayaa la isku raacay in amaanka Shirka iyo ka qeybgalayaasha ay sugaan Ciidanka Midowga Afrika.