Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 31 March 2021

Si doorashadda dhaqso loo qabto, waxay Xukuumadda Xil-gaarsiinta ugu baaqday dhinacyada ka maqan kulanka Afisyooni inay kusoo biiraan.

News Keydmedia Online | 31 March 2021

Waxaa lagu soo daray ajendaha sharciga Qaxootiga oo aan ku jirin kulankii Sabtida ee fashilka ku dhamaaday.

News Keydmedia Online | 30 March 2021

Mahad Salaad ayaa sheegay inay ka qeybgali doonaan kulanka, islamarkaana wixii dhibaato ah oo ka dhalata is hortaag lagu sameeyo uu qaadayo Mursal.

News Keydmedia Online | 30 March 2021

Keymedia Online ayaa sabtidii soo qortay safarka Farmaajo oo hadda ay kasoo baxayaan macluumaad ujeedka socdaalkiisa.

News Keydmedia Online | 30 March 2021

Fahad Yaasiin ayaa lagu eedeeyay inuu bixiyay amar ah in Xildhibaanadii Sabtidii fowdada ka sameeyay Gollaha Shacabka in la dhibaateeyo.

News Keydmedia Online | 29 March 2021

Rooble ayaa isku dayaya inuu ku qanciyo Axmed Madoobe iyo Deni inay ka qeybgalaan Shirka Afisyooni.

News Keydmedia Online | 29 March 2021

Sarkaalkan ayaa kamid ah dhalinyaradii Al-Shabaab ee lagu soo tababarey xerada Sarindi.

News Keydmedia Online | 29 March 2021

Mursal ayaa lagu eedeeyay inuu jebiyay sharciga dalka iyo xeer hoosaadka Gollaha Shacabka, isagoo si cad ula saftay dhinaca Farmaajo ee muod-korarsiga u xusul-duubaya.

News Keydmedia Online | 27 March 2021

Mursal ayaa qaaday tallaabo aan horey loo arag oo sharciga baal-marsan.

News Keydmedia Online | 27 March 2021

Xildhibaanka ayaa sheegay in xubnaha Al-Shabaab ay ahaayeen kuwa tababar lagu soo siiyay saldhiga Sarindi.

News Keydmedia Online | 27 March 2021

Mursal wuxuu qorsheynayaa inuu Isniinta meel-mariyo Mooshinka mudo-kordhinta Farmaajo.

News Keydmedia Online | 27 March 2021

Mursal ayaa afduubay fadhiyadii Gollaha Shacabka isagoo adeesanaya Ciidamada dharcadka Nabad Sugida NISA.