Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Wasaaradda Amniga waxay bixisay ogolaanshaha lagu qabanayo bannaanbaxa, iyadoo ay jirtay diidmada duqa Caasimadda Cumar Filish.

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Hanti dhowrka guud ee qaranka, ayaa qaar ka mid ah wasaaradaha dalka ku eeddeeyey, in ay ku howlan yihiin mashruucyo sharci darro.

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Odayaasha dhaqanka ayaa wada qorshe dib loogu dhigayo, dibadbaxa beri  ka dhacay Muqdisho, kaasoo horseedi kara qalalaase hor leh, maadaama lagu kala aragti duwan yahay

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Xilligan adag ee uu dalku ku jiro, waa mid keentay in laga aamin baxo ciidamada xoogga dalka, maadaama ay ku milmeen arrimaha siyaasadda dalka.

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo maanta ka dhacay wadada aadda dhinaca Afisyooni ee 21 Octoober ee degmada Waaberi.

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Waraaq ka soo baxday xaafiiska Wasiirka Amniga Cabdullahi Maxamed Nuur, ayaa lagu fasaraxy bannaan-bax uu hore u diiday maamulka gobolka Banaadir.

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Aagga uu ceelkan ku fadhiyo ayaa ka billaabanaya xuduudka Kenya iyo Soomaaliya ilaa xadka Tanzania, wuxuuna qeyb kula jiraa dhulka Soomaaliya ee Kenya muranka galisay taas oo sabab u ahayd khilaaf diblomaasiyadeed oo u dhexeeya labada dal.

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

Ku dhawaad ​​2 milyan oo qof ayaa ku nool degmooyinka uu maro webiga, iyadoo ku xiran webiga Shabeelle wax soo saar cunto & hab-nololeed.

Warar Keydmedia Online | 12 January 2022

War ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa loogu hanjabay Hoggaamiyaasha Siyaadadda Soomaaliya, in tallaabo diblumaasiyadeed laga qaadi doono haddii aysan waqtiga loogu talagalay ku qaban doorashada.

Warar Keydmedia Online | 11 January 2022

Caasimadda ayaa noqotay meel saaxad ah, oo ka dhaca hardanka madaxda siyaasadda ku loolamaysa iyo qaraxyada Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 11 January 2022

Mudooyinkii ugu danbeeyey, saameynta ay Kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin Gobollada Dhexe ayaa korortay, waana qorshe sida la sheegayo ka yimid Fahad Yaasiiin.

Warar Keydmedia Online | 11 January 2022

Heshiiskii dhawaan ay gaareen, gollaha wadatashiga qaran, si weyn looguma gorfeyn boobka doorashada, sidaa awgeed mugdi badan ayaa ku gadaaman in ay qaab daah-furnaan ah u qabsoonto.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 28.9°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)