Keydmedia Online is under expansion!
Xogtan oo Keydmedia Online heshay ayaa sheegaysa in dowladda Farmaajo ay go'aansatay in Ciidanka Kenya oo gaaraya 3,500 in laga saaro AMISOM.
Xaaladda degaanka ayaa saakay degan waxaana socda dhaq-dhaqaaqyo iyo howlgallo ay wadaan Ciidamada Kenya ee xalay la weeraray.
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay rasaas ay fureen Ciidamada AMISOM kadib markii lala eegtay Qarax miino xili ay kusii jeedeen xerada Maslaxa.
Fashilka dhinac siyaasadda iyo hogaanka ayaa keenay in iyadoo ay Ciidamo badan oo ajnabi ah dalka joogaan laga adkaan waayo Al-Shabaab mudo ka badan 10 sano.
Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay 21 qof oo ku sugnaa dhismaha, kuwaasoo ay ku jireen dad kasoo jeeda dalalka reer galbeedka, sida Mareykanka.
Howlgalkan ayaa ka dhacay Sablaale oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana lagu bartilmaameedsadey saldhig wayn oo Al-Shabaab ku leedahay degmada.
Buuralayda Gobolka Bari waxaa ku xoog badan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.
Guutada Danab waa Ciidan aad u tababaran oo ka tirsan xoogga dalka, waana unuga ugu firfircoon kumandooska Soomaaliya, oo fuliya howlgallada gaarka ah.
“Waan sii wadaynaa duqeymaha Al-Shabaab inta Kooxda ay khatar kusii tahay amniga Soomaaliya," ayuu yiri Gen. Stephen Townsend, taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika.
Sida lagu sheegay bayaanka, $ 4.9 milyan ayaa loo qoondeyn doonaa dhibbanayaasha daadadka halka $ 6.7 milyan cunto loogu iibin doono dadka barakacayaasha ah.
Waxaa nolol iyo geeri midna lagu la'yahay 3 Sarkaal oo kamid ahaa Ciidamada lagu weeraray Maanta duleedka Balanballe.
Weerarka ayaa ka dhacay duleedka degaanka Balanballe oo ku dhaw degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.