Keydmedia Online Topic page

Puntland

Waa bogga Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland ka soo baxa. Boggaan waxaad ka haleysa Qoraallo, Fallanqeyn iyo Wararka Deegaanka Puntland. Puntland ama Buntland waxay si rasmi ah u tahay Dowlad goboleedka Puntland, waa maamul goboleed ku yaalo woqooyi bari ee dalka Somaaliya. Maamulkaan caasimadiisa waa Garoowe ee gobolka Nugaal.

News Keydmedia Online | 23 December 2021

Kumanaan qof ayaa ku barakacdey colaadda Boosaaso, iyadoo khasaaraha dhimashada uu sii kordhayo maalinba maalinta ka dameysa.

News Keydmedia Online | 6 December 2021

Deni ayaa Todobaad kahor xilka ka qaadey Maxamuud Cismaan Diyaano, oo xilka ka dhaxlay walaalkiisa Asad Diyaano oo doorashadda Madaxweynaha Puntland u tartamay 2019.

News Keydmedia Online | 4 December 2021

Saraakiil Mareykanka ah ayaa la sheegay inay Boosaaso gaareen, si ay xal ugu helaan mushkiladda haysata Ciidanka ay tababareen ee PSF.

News Keydmedia Online | 29 November 2021

Ciidamo ka tirsanaa daraawiishta oo uu watay Madaxweyne dani, si ay ula dagaalamaan ciidamada PSF ayaa isku dhiibay Ciidamadii loo qorsheeyey in ay dirirta ku qaadaan, taasoo dhabar jab weyn ku noqotay Dani.

News Keydmedia Online | 23 November 2021

Marxuumka la dilay ayaa ahaa 35-jir, iyadoo falkuna uu ka dhacay Xaafada Kaambo ee degmada Qardho, waxana dhaawac ahaan loo geeyey isbitalka degmadaasi, oo uu ugu danbeyn ku geeriyooday.

News Keydmedia Online | 15 November 2021

The leader of Jubaland Ahmed Madobe has today arrived in Puntland on a visit that focuses on the parliamentary election. 

News Keydmedia Online | 2 November 2021

Maamulka Puntland ayaa ku fashilmay inuu bixiyo mushahaarka Ciidanka, taasoo kusoo aadaysa xili Deni lagu eedeeyay musuq-maasuq.

News Keydmedia Online | 30 October 2021

Galmudug ayaa ku eedeysay qaar kamid ah Maamulada dalka inay hurinayaan colaadda degaanadeeda, gaar ahaan Guriceel.

News Keydmedia Online | 28 October 2021

Puntland ayaa lagu eedeeyay inay ka shaqeynayso sidii Galmudug colaadda ka taagan usii socon lahayd, iyadoo ka ilaalinaysa inay furato dekadda Hobyo.

News Keydmedia Online | 25 October 2021

Sidee urur siyaasadeed ayaa u tartamaya kuraasta gollayaasha degaanka saddex degmo oo kamid ah Puntland, waxayna codeynta soconaysaa hal maalin.

News Keydmedia Online | 28 September 2021

Deni ayaa ku jira olole doorasho isagoo kasoo laabtay degmada Qardho oo shalay uga qeyb-galay isku soo baxa Ururkiisa Kaah.

News Keydmedia Online | 20 September 2021

The cancelation of the forum came after Galmudug leader and Somali PM Roble agreed to convene in Mogadishu.