Keydmedia Online Topic page

Puntland

Waa bogga Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland ka soo baxa. Boggaan waxaad ka haleysa Qoraallo, Fallanqeyn iyo Wararka Deegaanka Puntland. Puntland ama Buntland waxay si rasmi ah u tahay Dowlad goboleedka Puntland, waa maamul goboleed ku yaalo woqooyi bari ee dalka Somaaliya. Maamulkaan caasimadiisa waa Garoowe ee gobolka Nugaal.

News Keydmedia Online | 4 September 2021

Maamulkan ayaa waxaa la degay amni darro iyo musuq-maasuq, iyadoo Deni uu qorsheynayo inuu u tartamo xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadkan.

News Keydmedia Online | 30 August 2021

Kooxda Al-Shabaab ayaa ku nool dhaqaalaha shacabka ay ka qaado, waxayna sameysay nidaam canshuur oo ka adag midka dowladda.

News Keydmedia Online | 9 August 2021

Hashi died passed away in the hospital’s ICU three days after he tested positive for the novel coronavirus, becoming the latest high-ranking official to die of the deadly virus in the country amid rises in the cases.

News Keydmedia Online | 10 July 2021

Waxaa laga dilay xubno dhowr ah oo ay ku jiraan hogaamiyeyaal sare, sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska Ciidanka Puntland.

News Keydmedia Online | 8 July 2021

Deni ayaa sida Keydmedia Online ogaatay dhawaan isku soo sharixi doono xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 27 June 2021

Maamul Goboleedka Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay danbiilayaal ka tarsan Al-shabaab, kuwaas oo horey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ugu xukuntay dil.

News Keydmedia Online | 26 June 2021

Miinada waxay haleeshay mid kamid ah gaadiidka galbinayay Wasiirka oo kusii jeeday degaanka Balli-Dhidin.

News Keydmedia Online | 25 May 2021

The attack comes as Puntland security forces are on high alert of terrorist attacks from Al-Shabaab and ISIS.

News Keydmedia Online | 22 April 2021

Puntland has rejected unconstitutional the extension term made by the acting Parliament for the outgoing president Mohamed Abdullahi Farmajo and called for dialogue over the ongoing standoff. 

News Keydmedia Online | 22 April 2021

Waxaa qoraalka lagu sheegay in hadii dib loogu noqon waayo ay Puntland qaadi doonto tallaabo aysan sheegin waxay noqon doonto.

News Keydmedia Online | 13 April 2021

Somalia is facing uncertainty and divisions following the extension term of outgoing leader Farmajo.

News Keydmedia Online | 23 March 2021

Said Deni, the leader of Puntland has been apologetic since his words sparked outrage and applauded how his counterpart accepted his apology.