Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 17 April 2021

Wakiiladda Beesha Caalamka ayaa cadaadis ku saarey Farmaajo inuu ka tanaasulo muddo-kordhinta loo sameeyay.

News Keydmedia Online | 15 April 2021

Al-Shabaab waxay hubka ku dagaal gasho ka heshaa intooda badan saldhigyada ay weerarto.

News Keydmedia Online | 15 April 2021

Deni ayaa kulamo wadatashi ah la leh Odayaasha dhaqanka, bulshadda rayidka iyo waxgaradka Puntland.

News Keydmedia Online | 15 April 2021

Cali Yare oo loo yaqaano [Cali Jeeb ku jire], ayaa u qaabilsan Nabad iyo Nolol dacaayadaha Baraha Bulshadda [Social Media].

News Keydmedia Online | 15 April 2021

Siyaasiyiinta Beesha Habargidir ee ku jira dowladda ayaa sheegay in Farmaajo uu qaadi doono mas'uuliyadda wixii dhibaato ah oo ka dhasha weerarka.

News Keydmedia Online | 15 April 2021

Farmaajo ayaa kala kulmay muddo-kordhinta mucaarado weyn iyo cambaareyn Caalami ah.

News Keydmedia Online | 15 April 2021

Xaalad cakiran ayaa ka taagan Caasimadda Soomaaliya, taasoo ka dhalatay muddo-korarsiga Farmaajo.

News Keydmedia Online | 11 April 2021

Xildhibaanadda Golaha Shacabka, ayaa loo diray fariin gaaban oo loogu sheegay inuu birri jiro kulan weynihii Baarlamaanka.

News Keydmedia Online | 10 April 2021

Nawaaxiga Warshaddii hore ee Xeyle Bariise ayuu ka dhacay Qaraxa.

News Keydmedia Online | 10 April 2021

Khasaraaha dhimashada ayaa sii kordhaya, waxaana Isbitaallada la geeyay dhaawacyo badan, sida Saraakiisha amniga ay sheegeen.

News Keydmedia Online | 10 April 2021

Waxaa ku dhintay weerarka saddex qof, oo labo kamid ah ay shacab ahaayeen.

News Keydmedia Online | 10 April 2021

Daahir Maxam'uud Geelle ayaa ku eedeeyay Farmaajo inuu soo xiray albaabkii wadahadalka doorashadda.