Keydmedia Online Topic page

Jowhar

News Keydmedia Online | 5 November 2020

Wali laguma dhawaaqin taariikhda ay dhacayso doorashadda, laakiin waxay wararku sheegayaan in la qabanayo bishan gudaheeda, maadaama December doorasho heer qaran dhacayso.

News Keydmedia Online | 4 November 2020

Xildhibaannada ayaa la sheegay inay helaan lacag aad u badan kahor doorashadda, iyadoo ay codadka siiyeen Musharax loo saadaalinayay xilka ee Villa Somalia wadato.

News Keydmedia Online | 4 November 2020

HirShabeella waxaa yaalla 45 kursi oo Farmaajo iyo Mucaaradka ku tartamayaan, si ay ugu guuleystaan doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya oo dhacaysa Febuary 8, 2021.

News Keydmedia Online | 3 November 2020

Berri oo 4-ta November tahay ayaa la filayaa in Xildhibaanada ay doortaan gudoonka Baarlamaanka, iyadoo wali aan la xalin khilaaf ka taagan 9 kursi oo wali la dooran.

News Keydmedia Online | 2 November 2020

Musharixiinta is-diiwaangeliyay ayaa la filayaa inay Maalinta berri ah jeediyaan khudbadaha ay kusoo bandhigayaan barnaamijkooda siyaasadeed.

News Keydmedia Online | 2 November 2020

Magaaladda Jowhar waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashadda Madaxweynaha Maamulkaasi, iyadoo Xildhibaanada cusub ay noqon doonaan codbixiyaal.

News Keydmedia Online | 1 November 2020

Madaxweynihii hore ee dowladdii Kumeel Gaarka mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar

News Keydmedia Online | 31 October 2020

Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka waxaa lagu waddaa in ay dhacdo shanta bisha soo socoto, ee November 2020.

News Keydmedia Online | 31 October 2020

Waxay Xildhibaanada kusoo baxeen hanaan musuq-maasuq ah, iyagoo aan ku imaan kursiga qaab doorasho ah, balse ay soo xuleen shaqsiyaad saameyn ku leh HirShabeelle.

News Keydmedia Online | 30 October 2020

Doorashaddii ugu musuq-maasuqa badnayd ayaa ka socota HirShabeelle, waxaana aad loo dhaliilay hogaanka maamulka oo noqday mid jilicsan oo ku shaqeeya rabitaanka Villa Somalia.

News Keydmedia Online | 29 October 2020

Madaxweyne cusub ayay HirShabeelle yeelan doontaa maalmaha ama todobaadyada soo aadan, waxaana Villa Somalia diyaarisay qofkii noqon lahaa oo Muqdisho ku sugan.

News Keydmedia Online | 28 October 2020

Gollaha Sharci dejinta cusub ayaa ka kooban 90 mudane, kuwaasoo lagu soo xulay qaab beeleed, maadaama Maamulkan uu ku dhisan yahay 4.5.