Keydmedia Online Topic page

Qarax

Warar Keydmedia Online | 28 November 2020

Khasaaraha dhimashadda ayaa ka badan tirada ay Dowladda sheegtay, wuxuuna gaaraya illaa 8 oo u badan dhalinyaro Soomaaliyeed, oo goobta ku caweynayay.

Warar Keydmedia Online | 28 November 2020

Dhowr askari oo kamid ah ilaalada Maareeyaha ayaa ku dhintay, kuna dhaawacmay weerarka oo dhacay saacado kadib markii xalay qarax Is-miidaamin ahaa lagu dilay ugu yaraan 10 qof.

Warar Keydmedia Online | 25 November 2020

Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo 30-KM ah ayaa waxaa ka dhaca qaraxyo miino oo lala eegtay gaadiidka Ciidamada DF iyo AMISOM.

Warar Keydmedia Online | 24 November 2020

Booliiska dowladda Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho wali wax war ah kama soo saarin dhacdadan dhimashada badan dhalisay.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2020

Gobolkan ayaa ah midka ugu Colaadaha badan Soomaaliya, waxaana ukumo dhigtay Al-Shabaab oo mudo ka badan 10 sano kula dagaalamaysa Ciidanka dowladda iyo AMISOM.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2020

Howlgalka ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay uu qaraxa ka dhacay Magaaladda dhinaca waqooyi, oo Puntland katirsan.

Warar Keydmedia Online | 20 November 2020

Ma jirto illaa hadda cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxa, balse wuxuu imaanaya maalmo kadib markii Ciidanka amniga ay magaaladda ku qabteen shabakad qaraxyada iyo dilalka fulin jirtay.

Warar Keydmedia Online | 20 November 2020

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, labo kalena way ku dhaawacmeen qaraxa, oo ahaa mid culus oo xigtay rasaas ay fureen Ciidanka.

Warar Keydmedia Online | 18 November 2020

Ciidamada ayaa si aan kala sooc lahayn ugu furay rasaas dad shacab ah oo ka agdhawaa goobta lagu qarxiyay Kolonyada AMISOM.

Warar Keydmedia Online | 18 November 2020

Shalay ayay ahayd markii qarax is-miidaamin ah oo dhacay afaafka General Kaahiye ay ku dhinteen 5 qof.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2020

Qofks is-qarxiyay ayaa la sheegay inuu la damacsanaa qaraxa xarunta Jeneraal Kaahiye ee lagu tababaro booliska, balse u suurta-gali waysay.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2020

Qaraxa waxa uu ka dhacay meel ku dhaw xerada tababarka Booliska Iskuul Polizio oo amaankiisa aad loo adkeeyo.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 26.9°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)