Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliland oo is casilay
Goobjooge la hadlay KON ayaa sheegay in magaaladda Caawa hal mar laga maqlay dhowr qarax, oo isku mar dhacay kuwaasoo lala bartilmaameedsaday Saldhigyada Booliska degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa, oo la sheegay inuu ahaa mid ka dhashay Gaari walxaha qarxa ku xirnaa, oo Al-Shabaab ku diyaarinaysay duleedka degmada Garbahaarey.
Mudo 24 saac kadib ayuu ka hadlay weerarka Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka General Axmed Maxamed Tareedisho, isagoo shaaciyay inta uu la egyahay khasaaraha kasoo gaarey Ciidanka Qaraxa Ismiidaaminta ahaa.
Maqaayad ayaa ku taalla nawaaxiga Dekadda Muqdisho, waxaana xiliga weerarka ku sugnaa mas'uuliyiin dowladda katirsan oo halkaasi ka cunteynayay.
Jirdilka guddoomiyaha ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen ciidamo kawada tirsan ilaalada xarunta gobolka Banaadir iyo sidoo kale kuwa iyada la socday.
Mustaf Maxamed waxuu ahaa xubin fir-forcoon oo gudaha Al-Shabaab laga yaqaaney, isagoo u qaabilsanaa inuu qaraxyada ku dhejiyo baabuurta Saraakiisha Dowladda, Dadka Caanka ah iyo Suxufiyiinta.
Qaraxaan oo ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso ayaa la sheegayaa in aysan wax khasaaro ah ka dhalan.
Qaraxa ayaa sida dadka goobjooga ahaa sheegeen lala eegtay askar ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku sugnaa suuqa.
Isku dhex yaaca ka dhex jira howlgallada Ciidamada ayaa loo sababeynayaa dhacdooyinka soo noqo-noqday ee la xiriira askarta isku rasaaseysa gudaha Muqdisho.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxa oo ahaa mid lala damacsanaa in lagu dilo wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Soomaaliya, balse uu ka badbaaday.
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Dowladda Federaalka Soomaliya Cabdinasir Siciid Muuse [Bahaay]. ayaa lala egtay Garigiisa Qaraxa Caawa ka dhacay Exgoyska Taleex.
Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Caasimadda, iyadoo ay xigtay rasaas dhowr daqiiqadood socotay oo Ciidamada ridayaan.