Abaaro ku dhuftay Gobolka Gedo

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay abaaraha ka taagan gobolka Gedo.

Warar Keydmedia Online
Abaaro ku dhuftay Gobolka Gedo

KISMAAYO, Soomaaliya - Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa baaq u dirtay Dowladda Fadaraalka iyo Beesha Caalamka kaas oo ku saabsan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ay saameeyeen abaaraha ku dhuftay Gobolka Gedo.

Gobolka Gedo waxa uu ka mid yahay degaannada ay saamaysay abaarta, waxaana hore u taagneyd xiisad siyaasadeed oo xooggan oo DF iyo Jubbaland ka dhaxeysay, taas oo salka ku heysa cidda maamuleysa Gobolka.

KEYDMEDIA ONLINE 

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.