Al-Shabaab oo hogaamiye laga dilay

Guri uu ku sugnaa isaga iyo xubno ilaaladiisa ah ayaa lagu weeraray horjoogaha, kadibna lagu dilay dagaal halkaas ka dhacay, sida Saraakiisha Militeriga sheegeen.

Warar Keydmedia Online

SABLAALE, Soomaaliya - Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa weerar ku qaadey degmada Sablaale, oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, Koonfurta Soomaaliya.

DANAB oo ka war hayay in habeenimadii sabtida Sarkaalka iyo Xubno la socday ay soo gaareen Sablaale ayaa ugu galay gurigiisa, islamarkaana goobti kuwada toogtey Sarkaalka oo lagu magacaabi jiray Mucaad Dheere iyo kuwii la joogay kadib dagaal kooban oo ay la galeen.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.