Al shabaab oo laga saaray G/Hiiraan & Wadooyinkii xirnaa oo la furay {Dhageyso}

Buulo Burde (KON) - Mas'uuliyiinta DFS ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Dowladda & AMISOM ay Kooxda Al shabaab ka saareen gedi ahaanba Gobolka Hiiraan, ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
Al shabaab oo laga saaray G/Hiiraan & Wadooyinkii xirnaa oo la furay {Dhageyso}

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, C/fitaax Xasan Afrax ayaa Radio Kulimiye u sheegay aysan jirin Degmo ay hadda Al shabaab ka joogaan Gobolkaasi, isagoo dhanka kale sheegay inay fureen Wadooyinkii xirnaa.

Wuxuu xusay in Gaadiid wada Raashiin Gargaar ah oo ka yimid dalka Jabuuti ay dhanka dhulka u mariyeen Shalay Degmada Buulo Burde oo mudo ku dhaw 6 Bilood go

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.