Aqoon yahanada Somaaliyeed ee Malaysia oo Canbaareyay Horjoogaha Puntland.

Aqoonyanada Somaliyeed ee Reer Malaysia ayaa Saakay kulan aan Caadi eheen isugu Yimaaday xarunta Bangi ee Degaanka Shah Alam .
Warar Keydmedia Online

Kulankaani ayaa Maanta Waax shir Gudoominayay Gudoomiyaha Aqonyhanada Malaysia  Mr  Abdi Majiid  Axmad  Bare oo  Ku tilmaamay Go’aankii maamulka Puntland uu ku qaadacay Dowladda KMG ah ku tilmaamay mid  an Laga fiirsan Tasoo Somali uhorseedi doonto kala taga shacab.

Waxuuna Intaasi ku daray In Puntland aanan loo baahneen In xiligan ay  Bogabogaando ku furaan Siyaasada Reysul wasaare Farmaaje .

Hadab sidoo kale waxa goobta ka hadlay Madaxa Wacyi Galinta Ururka aqoon yahanada Malaysia prof: Abdi  Rizaaq sheikh mohamed (ugaas) iyo  Dr Cali Mustafa Xaaji  iyago  Hoos Ka Xariiqay  In Go,aan idaacadeed uu ahaa Kaasi Balse aan eheen Mid Maamuleed.

Guud ahaan shirkaasi Kadib ayaa saxaafda la hadlay Abdi raxmaan xassan (cosob) ayaa waxaa uu shegay in laga wanaagsanyahay in manta oo ay somaliya u baahantahay in gacmaha la isqabsado lagana taqluuso dagaal yahana ka soo horjeedo dowlada kmg .

Isku soo duu duub Aqoonyahanada Malaysia Waxay Hambalyo u direen Reysul was are Farmoojo iyo Wasiiradiisa Tayada Leh Iyagoo kula Dar Daarmay Shaqo Adag iyo Daaacadnimo.

Xafiska Aqon yahanada Somaliyeed Ee Malaysia
Moqtaar143@hotmail.com

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.