Baarlamaanka oo berri kulmaya

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ee muddo xilleedkiisu dhammaaday ayaa loo diray farriin loogu sheegay in uu birri jiro Kulan weynihii Golaha Shacabka.

Warar Keydmedia Online
Baarlamaanka oo berri kulmaya

MUQDISHO, Soomaaliya -  Fariintaan uu Guddoonka Golaha Shacabka u diray dhamaan xildhibaanada waqtigoodi sharciga ahaa dhamaaday ayaa lagu sheegay ajandaha kulanka birri uu yahay; Akhrinta 3aad ee wax-kabadelka Sharciga Waxbarashada Heerka 1aad, 2aad iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Warbixin ku sahabsan wax qabadkii 100 maalmood ee XJFS, Saacadda kulamka billaabanayo ayaa lagu sheegay 09:00 subxanimo.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.